
Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye
Dawladnimadii iyo karaamadii umada soomaaliyeed,markay meesha kabaxday,1991 dii oo dalku uu galay waxaan uugu yeero MAQ NAANSHO DAWLO, waxaa dalkeena ka dhacay in laysku danbaabo si aad u fool xuna laysugu xad gudbo. Gobolada dhaca badhtamaha soomaaliya ee hada ku midoobay MAAMUL GOBOLEED GALMUDUG, ayaa ah gobolada uugu dib dhacsan dalka soomaaliya dhibkuna aad usaameeyay.
Dib u dhaca goboladan ay ka danbeeyaan intabadan dalka intiisa kale ayaa sabab u ah,hayaan ay kasoo hayaameen goboladooda 1991 dii,iyagoo,waxqti dheer ku lumiyay dil iyo boob iyo dhac ay la beegsadeen caasimadii umada soomaaliyeed MOGDISHO. intaa kuma ekaan ee waxay duulaan ku qaadeen golada koonfur ee soomaaliya oo ay ku habsadeen shabeelada hoose iyagoo laweereegay beerihii iyo hantidii dadkii soomaaliyeed ee gobolkaa daganaa.
Waxayna ka dhigeen sidii dhul aan dad lahayn oo la helay!! waxay halkaa ka geeysteen waa wax taariikhda ku qoran, hayeeshee waxaa cad in aan nina dagaankiisa laga qaadi karin dhiba haloo geeystee. Gobolada dhexe dadkoodu waxay iloobeen in dagaankooda ay ku xasilin kana shaqaystaan taasoo keentay in uu baylaha noqdo waayana dagaanku wax ka shaqaysta oo daryeela.
Mudadaas 30 sanadood ah dadka GALMUDUG waxay mashquul ku ahaayeen,waxaan dan tooda ahayn meela aan gaarsiinayn isla markaana laga dhaxlo khasaare ah aduun iyo aakhiro,maxaayeelay dulmiga illaahay waa xarimay iyo in la kasbado xoolo xaaran ah dhaca iyo dilka dhiiga islaamka. Tani waxay dadka dhaxal siisaa sida ku cad aqoonta diinta islaamka cilmiga maadiga iyo ilbaxnimadaba in dadkii sameeya gabood falkaas ay mudo qarni ah ay firsanayso cuquubadaas iyo jariimadaas waa wax cad oo la hubo. dadka gobolada dhexe ee hada samaystay maamulkaa GALMUDUG waxay dhax leen in ay maskixyan u naafoobeen dhalin yaradoodii,in ay noqdeen dad xubnahoodii jireed ay naafoobeen dhawacyadii ka soo gaaray dhiigay cabayeen.
Hanti aan lagu xasilin,oo hantida xaaranta ah waxay keentaa baryadaada lama aqbalaayo,salaad kuma tukan kartid dhar aad xaaran ku gadatay,xajka kama aadi karaysid,fahmadana wuu kaa qaadaa xaarantu. waxaas ayay dhax leen 30 sanadood mana dhacayso in ay dhul nin leeyahay ku helaan siday la tahay.
Cidkastoo sidaa yeeshaana iyaga unbay lamid noqon. waxaa jira in laysku dayay in la sameeyo maamul GALMUDUG AH waxaana dhisay CADE MUUSE oo ahaa madax weyne Puntland ah iyo Kiimiko oo noqday madaxweyne GALMUDUG AH labada odayna waxay ahaayeen saaxiibo iyagana bud dhigay aas aaskii galmudug.
Cidkastaaba ha dhisto fikirkana hala haato taa ku doodi maynoo dhib malaha,hayeeshee waxaa dhismay ximan iyo xeeb oo leh madaxweyne ugaar ah halka ahlu suna waljamaacana ay dhuusamareeb kasamaysteen maamul ugaara markaa sadex madaxweyne ayaa ka jiray waligeedba galmudug, markan udanbaysay ee madaxweyne xaaf la doortay,ma ahayn mid mideeyay oo isu keenay Galmudug midaysan oo leh maamul kaliya oo halmeel looga taliyo oo uu xaaf ka yahay madaxweyne.
Waxaa xusid mudan in Madaxweyen xasan sheekh oo kasoo jeeda Galmudug isku dayay in uu dhiso maamul dawlad goboleed galmudug,taasoo uu madaxweyne uuga dhigay Mudane cabdikariin guuleed. hayeeshee kuwii hore unbuu lamid noqday oo 3 madaxweyne unbaa jiray marwalba wax midnimo ah oo halmeel laga xukumaa ma dhicin isku dayadaas farabadan oo hore rag isugu dayay in uu guul ka keeno. waligeedna hada ka hor inta GALMUDUG farasiitay ma dhisan maamul ay u dhan yihiin si dimuqraadi ahna loo doortay tan maanta ka hor xaqiiqdii.
Maanta waxaa GALMUDUG nasiib u yeelatay,in ay la jaan qaado isbadalka dalkeena ka dhacay 2017 oo lagu doortay Madaxweyne Farmaajo. dhab ahaan dawladan oo ah dawladii dadka soomaaliyeed sugaayeen mudo dheer,ahna dawlad hananaysa dalkoo dhan bad iyo bari sugaysa xuduudada dalka oo dhan. dawlad dalkeena soomaaliya kusoo celinaysa nidaam iyo kala danbayn kana saaraysa dalkeena fowdada iyo dawlad la aanta. Nina ma in kiri karo in ay qabatay shaqo cad oo loowada jeedo caalamkoo dhan iyo shacabka soomaaliyeedna lagarab taagan yihiin taageero iyagoo maqsuud ka ah wax qabadkooda mudadaas aadka u yar ay qabteen.
Dawladu waxay dhistay Maamul aan ahayn wixii lugooyada iyo fawdada ahaa ee hore loogu lugayn jiray GALMUDUG ee koox yari lacarari jirtay ahaana wax khiyaali ah oo aan marnaba loo dhamayn. Dawladu waxay dhistay GALMUDUG LOO DHAN YAHAY. waxayna samaysay fursad dib u heshiisiin dhab ah oo laga taageeray dal iyo dibadba. waxaana hada la doortay madaxweyne dawladu ay taageersan tahay siduu ku yimid iyo sida loo doortay dawladaha caalamkuna ay dhankooda u aqoon sadeen oo taageereen sida dawlada maraykanka iyo caalamkoo dhanba.
Waa markii koobaad ee shacabka GALMUDUG ay helaan,maamul ku yimid wada jir iyo madaxweyne u qalma oo ah nin si sharci ah lagu doortay sanduuq cad si dimuqraadi ah. waxaan u hanbalyaynaynaa shacabka galmudug iyo madaxweyne QOOR QOOR waxaana illaahay uuga baryaynaa in shacabka GALMUDUG mideeyo tusiyana in ay iimaan sadaan dhulkooda kana shaqeeyaan hormarkiisa. waxaa laga rabaa madaxda galmudug iyo shacabka in dagaankooda kashaqeeyaan amaankiisa iska saaraan cadawga shabaabka ah ee guumaysanaaya. waxaan u rajaynaynaa in isku duubmaan iskaa shadaan sibuuxdana ugarab istaagaan dawladnimada soomaaliyeed si dadkeena iyo dalkeenu u helo dawlad sharaf iyo kala danbayn markaa waa in ay qaataan doorkooda ah in ay garab istaagaan dawlada dhexe ee soomaaliyeed ee fadaraalka ah.
GALMUDUG maanta heer fiican bay soo gaartay wax fiican baana u dhismay ha ilaashato hana israacdo waana guul iyaga ah iyo hade mid soomaaliyeed waayo dalkeenu waa hal run ahaana fadhiid nimada galmudug unbaa soomaali u xayirayd. Soomaaliya waxay joogtaa xiligii gacmaha lays wada qabsan lahaa lays wada cafin lahaa dawladnimadana lawada hareer istaagi lahaa oo lawada difaaci lahaa. fawdo iyo dawlad la aan waa aragnay heerka ay na keentay iyo sida dalkeena looga faa iidaystay cadaw gudaha ah iyo mid shisheeyaba.
Cidkastoo ka hor timaada hanaanka dawladnimo ee dalkeena waajib weeye in la dilaa. mana lama aqbali karo shaqsi iyo koox iyo reer ka horyimaada in umada soomaaliyeed helaan dawladnimo buuxda. intaa yaree ina hortaagan markaynu layno kadib soomaali waa dhaqaaqaysaa. caruurta soomaaliyeed iyo shacabka soomaaliyeed wuxuu helayaa dawladnimo iyo amaan. axdi iyo illaahay hortii waxaan ku qaadnay in aanaan sina daynin cid lagu tuhmay in ay dawlad diid tahay.waana la dilayaa. maxaayeelay ninka diidan ee soomaali u diidan dawladnimo waa cadaw laayay dadkii soomaaliyeed oo dhan markaa xaqu waa in isagana la dilaa oo kaliya.
MARNA LAGAMA HOR IMAAN KARO DAWLADNIMADA SOOMAALIYA,HORANA INOOMA SOOMARIN MADAXWEYNE FARMAAJO IYO RAYSALWASAARE KHAYRE IYO GUUD AHAAN DAWLADAN QAYBAHEEDA KALA DUWAN OO DHAN DAD KA FIICAN OO KA WADANISAN OO KA SHAQO BADAN OO KA DAACAD SAN.
WAXAAN U RAJAYNAYAA GALMUDUG SHACABKEEDA GUUL WAANA U HANBALYAYNAYAA MADAXWEYNAHA AY DOORTEEN QOOR QOOR. HANBALYO GALMUDUG MAADAMA NUS QARNI KADIB AAD HESHEEN MIDNIMO IYO HOGAANKII AAD RABTEEN EE SAXDA AHAA GUULAYSTA.
Nin walba oo wadani ah soomaali ha ogaado,in aan kooxyar, gobol gaar ah,qabiil,shaqsiyaad,midna noqon karin dawlad,qofkastana waxaa deeqa dawladnimo soomaaliyeed oo kaliya,wixii intaa kasoo hara waa dib u dhac lugooyo fawdo isdil is dhac iyo dalkeena iyo diinteena iyo sharafkeena oo aan lumino. wax kale meel iska dhig kuligeen aan u dhimano dawladnimada soomaaliyeed iyadaas unbaa inawada deeqda.
Yusuf Omar