Post View....

Booliska Somaliya oo Faah Faahiyay waaran ku saabsan C.rashiid Janan & Interpol oo xiriir la sameysay

0
63

Taliska Boolisk Somaliya ayaa soo saaray waaran caalami ah oo ku aadan soo qabashada Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdi rashiid Janan.

Warsaxaafadeed ka soo baxay Taliska Ciidanka Booliska Somaliya ayaa looga dalbaday Booliska Caalamiga ee Interpol inay ka qayb qaataan soo qabashada Cabdi rashiid Janan oo gacanta dowladda Somaliya ka baxsaday.

Sidoo kale qoraalka ayaa dowladda Kenya looga dalbaday inay soo gacan geliso Eedeysane Cabdi rashiid Janan oo ku eedeysan arrimo ku saabsan xuquuqul Insaanka.

About Author