Post View....

Wareysi Ku saabsan sida ay waalidiinta qurbaha ay u baran lahaayeen xaquuqda caruurta iyo xaquuqda waalidka

0
88

Waxaa magaalada Stockholm ka socda kulan labo maalinle ah oo logu baranaayo sida waalidiinta qurbaha joogo ah ay baran lahaayeen xaquuqda uu waalidka iyo caruurta ay kala leeyihiin.

Soomaalida soo aaday Wadamada reer galbeedka Waxaa ay la kulmaan caqabado Ku saabsan habka ay u korin lahaayeen caruurtooda, dhibaatooyinka soo foodsaartay waalidiinta waa hab dhaqankii ay horay u lahaan jireen iyo dhaqanka yaala Wadamada reer galbeedka oo isku dhac badani ay ka timaado taasi oo sababi karta in waalidka caruurta laga qaato.

Marka magaalada Stockholm seminar soconaaya labo maalmood ayaa Waxaa inoo joogo Saabir oo ka tirsan bahda Somaliweyn Radio oo nooga soo diyaariyey Wareysi Ku saabsan kulankaas uu la yeeshay Rashiid Kabta iyo Cabdullahi Koronto ee Dhageyso wacan.

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=B1368JQAzZg]

About Author