Post View....

Madasha Xisbiyada Qaran oo War kasoo saartay Xaalada Siyaasadeed ee Galmudug

0
83

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa war saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in ay ka walaacsan tahay xaalada Siyaasadeed ee ka taagan Galmudug oo sababtay in sadex maamul oo iska soo horjeeda yeelato.

Warka kasoo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa loogu baaqay dowlada federaalka Soomaaliy a in ay faragalinta ka deyso dhismaha Galmudug, sidoo kale waxaa loogu baaqay ciidamada AMISOM in aysan aqbalin in loo adeegsado khilaafka siyaasadeed.

About Author