Day: January 31, 2020
-
DF oo ka hadashay go’aanka ay ka qaadatay Dowladaha is-khilaafsan ee ka jira caalamka
Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad oo la hadlayay Warbaahinta Dowladda waxa uu si qoto dheer uga hadlay dhibaatooyinka Soomaalida ay ka dhaxleen xurgufta u dhaxeysa Dowladaha ka dhaxeeya loolanka siyaasadeed. Danjire Cawad ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku xiran tahay Dowlado iska soo horjeedo, balse waxa uu tilmaamay in loola tacaamulo…
-
Erdogan oo shaaciyey 4 dal oo Carab ah oo qeyb ka ah shirqhool ka dhan ah Qudus
Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa ku eedeeyey qaar ka mid ah dalalka Carabta inay taageerayaan qorshaha Bariga Dhexe ee uu shaaca ka qaaday madaxweyne Donald Trump, taasi oo uu ku qeexay “Khiyaano Qaran.” “Qaar ka mid ah dalalka Carabta ee taageeraya qorshaha noocan ah waxay sameynayaan Khiyaano Qaran oo ka dhan ah Qudus, shacabkooda…
-
Xog la’shaaciyay oo sheegeyso in Russia oo saldhig ciidan ka sameysanayo Soomaaliya
Dowladda Russia ayaa dooneysa in ay magaalada Berbera ee waqooyiga Soomaaliya noqoto xarunta saldhig ciidan oo ay qorsheyneyso inay ka sameysato Geeska Afrika, waxaa sidaas laga soo xigtay saraakiil ka tirsan wasaaradda gaashaandhigga Mareykanka. Xeebta Berbera ayaa aad ugu dhow xeebta Jabuuti, halkaasi oo sidoo kale saldhigyo ciidan ay ku leeyihiin Mareykanka iyo Shiinaha, waana…
-
Madasha Xisbiyada Qaran oo War kasoo saartay Xaalada Siyaasadeed ee Galmudug
Madasha Xisbiyada Qaran ayaa war saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in ay ka walaacsan tahay xaalada Siyaasadeed ee ka taagan Galmudug oo sababtay in sadex maamul oo iska soo horjeeda yeelato. Warka kasoo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa loogu baaqay dowlada federaalka Soomaaliy a in ay faragalinta ka deyso dhismaha Galmudug, sidoo kale waxaa…
-
Masuuliyiin katirsan Somaliland oo Markab Dushiisa shir uga qeyb galay (Daawo Sawirro)
Madaxweyne ku xigeenka JSomaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo qaar kamida Golaha Wasiirada ayaa kormeer iyo booqasho ugu tegay Markab kamida kuwa Ilaalada Xeebaha oo ay leeyihiin Midowga Yurub, waxaana uu halkaasi Shir kula yeeshay Safiirka Midowga Yurub iyo Admiral kii Markabkaasi waday oo uu Madaxweyne ku xigeenku ka dhegaystay Warbixin la xidhiidha Ilaalada Xeebaha…
-
Wasiirkii amniga Jubaland C/Rashiid Janan oo gaaray magaalada Kismaayo.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta u ah maamul goboleedka Jubbaland ayaa waxa ay sheegayaan in maanta uu gaaray magaalada Kismaayo wasiirkii Amniga Jubbaland C/Rashiid Xasan Cabdi Nuur Janan, kaas oo mudo bilooyin ah u xirnaa dawladda Soomaaliya. C/Rashiid Janan ayaa dooni uu saarnaa ayna ku wehliyaan xubno kale oo aan la…
-
Xildhibaanno sheegay in dawlada ay is hor taagtay safar ay ku tagi lahaayeen Gobolka Gedo.
Xubno ka tiraan xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah Soomaaliya ayaa waxa ay sheegeen in maanta ay dawlada Soomaaliya ay is hor taagtay safar ay doonayeen in ay ku tagaan magaalada Baardheere ee gobolka Gedo. Xildhibaannadan ayaa waxaa ka mid ahaa Cabdullaahi Yuusuf Xasan(Alenkeey) oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in mar ay tageen…
-
Garoon Diyaaradeed oo Cusub oomaanta sahmintiisa ka bilaabatay duleedka waqooyi bari ee Muqdisho
Sahankii u horeeyay oo ah Mashruuc lagu dhisayo garoonka cusub ee diyaaradaha Muqdisho ayaa maanta bilowday, kaasoo qorshuhu yahay in lagu dhiso garoon diyaaradeed cabirkiisu yahay 14KM. Dhul xeebeed ku yaala duleedka waqooyi bari ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta kormeer ku tagay Wasiiro ka tirsan Xukuumadda, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Madaxweyne kuxigeenka Hirshabeelle, Xildhibaano, Sanetor,…
-
Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay Cudurka halista ah ee Coronavirus-ka loo yaqaano.
War saxaafadeed ay maanta soo saartay wasaaradda Caafimaadka ee dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya cudurka halista ah ee dunida looga aqoonsaday Coronavirus, kaas oo markiisii hore ka soo bilowday dalka Shiinaha, balse hadda soo ritay dadyow ku nool 18 dal oo kamid ah dalalka caalamka. War saxaafadeedkan ayaa waxa ay wasaaraddu kusoo bandhigtay, doorka kaga…
-
Wasiir muhiim ah oo katirsanaa Jubbaland oo isku casilay Cabdirashiid Janan Owgiis !!
Wasiirka Qorsheynta Jubbaland Adam Aw- Xirsi ayaa goordhaw shaaciyay in uu iska casilay xilkii uu ka hayay maamulka Jubbaland , waxa uuna Wasiirka ka carooday in loo dabaal dego lana soo dhaweeyo Wasiirkii Amniga Jubbaland oo baxsad ku tagay Kismaayo. Qoraal uu soo saaray Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jubbaland ayuu ku shaaciyay in…
-
Cabdirashiid Janan oo gaaray magaalada Nairobi iyo warar cusub oo shegaayo in oo…
Wasiirka amniga ee dowlad goboleedka Jubbaland, Cabdirashiid Xasan Cabdinuur, oo loo yaqaanno Janan, ayaa goor dhaweyd oo maanta ah soo gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda u ah dalka Kenya, sida ay xaqiijisay laanta Af Soomaaliga ee BBC-da. Ilo xog ogaal ah ayaa BBC-da u sheegay in diyaarad khaas ah oo ay mas’uuliyiin kale oo ka…
-
Xaaladda Galmudug iyo saddexda awoodood ee is diiddan
Khilaafka ka taagan dhismaha maamulka dowlad goboleedka Galmudug ayaa loo arkaa inuu gaaray heerkiisii ugu sarreeyay, waxaana dhinacyada ay arrintaas khuseyso u muuqdaan kuwo mid waliba uu si iskiis ah gooni ugu baxay. Hal isbuuc gudihiis waxaa Galmudug looga dhawaaqay labo madaxweyne oo iska soo hor jeeda iyo labo baarlamaan, taasoo sii cakirtay rajadii laga…
-
Mashruuca garoonka cusub ee diyaaradaha ee Muqdisho oo maanta la sahmiyey + Sawirro
Sahankii u horeeyay oo ah Mashruuc lagu dhisayo garoonka cusub ee diyaaradaha Muqdisho ayaa maanta si rasmi ah u bilowday, ayada oo garoonkan uu ku fariisan doono dhul cabirkiisu yahay 14KM. Xubno ay ka mid yihiin xildhibaan Cabdulqaadir Carabow, Wasiirka Maaliyadda, Wasiirka Gaadiidka iyo duulista, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, iyo Ganacsato ayaa waxaa ay kormeer ku…
-
Imaaraadka Carabta oo dhisay Warshadda ugu weyn ee Nuclerka & Qatar oo Halis u aragta
Sida ay sheegtay Wakaaladda Wararka Imaaraadka Carabta (WAM), Warshadda Quwada Nuclerka Barakah ee dalka isku Imaaraadka Carabta ayaa xilli xaadirkan diyaar u ah iney shaqeyso. Shirkadda Tamarta Nawah ee ka shaqeysa Warshadda Tamarta ayaa soo gabagabeyneysa shuruudihii ugu dambeeyay ee shirkadaas ku howlgeli lahayd,sida qortay WAM. Barakah waxay noqon doontaa warshaddii ugu horreysay ee Nukliyeerka…
-
Cabdirashiid Janan oo diyaarad ciidan looga qaaday magaalada Kismaayo
Wasiirkii Amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan) ayaa goor dhow ka dhoofay magaalada Kismaayo, isaga oo ku sii jeeda magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Janan ayaa waxaa Kismaayo ka qaaday diyaarad ciidan, oo ay leeyihiin militariga dalka Kenya, sida ay xubno ka tirsan maamulka Jubaland u xaqiijiyeen Badweyn Online. Xubnahan ayaa sidoo kale sheegay in…
-
Wararkii ugu dambeeyey xaalada Cabdirashiid Janan oo ku sugan Magaalada Kismaayo
Wasiirkii amniga maamulka Jubbaland C/rashiid Janan oo maanta doon ku tagay magaalada Kismaayo ayaa halkaas si diiran loogu soo dhoweeyey markii uu gaaray. Rasaas fara badan oo dabaaldeg ahaa isqabsatay magaalada Kismaayo wax yar ka dib markii uu baahay warka sheegaya in C/rashiid Janan uu soo galay magaaladaas, waxaana rasaasta ridayey ciidamo ka tirsan Jubbaland…
-
Hay’adda WHO oo ku dhawaaqday xaalad deg deg ah & cudurka Coronavirus oo sii fidaya.
Hay’adda caafimaadka ee WHO ayaa ku dhawaaqday in Caabuqa cusub ee corono uu yahay xaalad caafimaad oo deg-deg ah oo caalami ah iyadoo oo uu xanuunkan ku sii faafaya dalalka caalamka. ”Sababta ugu weyn ee loogu dhawaaqay xaaladda deg-degga ah ayaanan ahayn waxa ka dhacaya shiinaha balse sababtu ay tahay sida uu xanuunka ugu sii…
-
Saddex Carruur ah oo ku dhimatay Baraag ku taalla Miyiga Shilaabo
Shilaabo:Itoobiya- Saddex Carruur ah oo ay Laba ka mid ah Walaalo ahaayeen ayaa Shalayto ku dhimatay Baraag ay Biyo ku jiraan oo ku taalla degaanka Laasa-Caanood oo ka tirsan Degmada Shilaabo ee Dhulka Soomaalida Itoobiya. Ilamahan oo dhammaantood Wiilal ahaa ayaa lagu kala Magacaabi jiray, Xongor Iraad Cabdi Diini oo 7 Jir ahaa, Jaamac Iraad…
-
Al-Shabaab oo si cad u sheegatay Qaraxyo lagu Bur buryay Kaamirooyinka CCTV ee ku xirnaa Wadada Maka Al-mukarama.
Al-shabaab ayaa sheegtay Mas’uuliyadda qaraxyo lagu burburiyay Kaamoorinkii ku xirnaa Wadada Maka Al-mukaramah ee Magaaladda Muqdisho. War kasoo baxay Al-shabaab ayaa lagu sheegay in qaraxyadda lagu beegsaday ugu yaraan Afar kamid ah Kaamirooyinka Jaajuusnimada ee ay isticmaalaan sirdoonka dowladda Soomaaliya,sababtaasna loo qarxiyay. “Qaraxyada oo dhammaantood ka dhacay wadada Makka Al Mukarrama ayaa la sheegay in…
-
Soomaaliya oo heshiis xagga Biyaha ah la gashay Marooko
RabatL:-Wasiirka Wasaardda Tamarta iyo Kheyraad ka Biyaha Soomaliya, Marwo; Fowsiyo Maxamed Shiikh ayaa kulan la qaadatay dhiggeeda Boqortooyada Dalka Marooko, Abdelkader Amara , iyagoo ka wada hadlay in Iskaashi Labo geesood ah ay ka yeeshaan maamulka iyo maareynta khyeyraadka Biyaha ee Labada Waddan. Labda Wasiir ayaa isku waafaqay in la dhiso Guddi Farsamo oo…
-
Gedo iyo Galmudug, jeeb qalad ah ayaan galinee, Alloow Qujujucdooda Madaafiic ha ka dhigin ee…=Nasashada Jimcaha.Q-185aad=
1-Sadax Nin oo Caajisloowyaal ahaa ayaa ku tartamay Caajis. Midkii 1aad ayaa yiri: Geed aan Subaxdii dhinac ka seexday ayaa Galabkii Qoraxdii wareegtay, Aniguna dhinacii kale ayaan u wareegi waayay. Kii 2aad ayaa yiri: Daad soo fatahay oo aan arkayo, ayaan ka leexan waayay, kadibna waa i qaaday. Kii 3aad ayaa: Hamaansaday, kadibna gacanta ayuu…
-
Cabdirashiid Janan oo goor dhow gaaray Magaalada Kismaayo
Wasiirkii Amniga Jubbaland, Cabdirashiid Janan ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose waxaana la soo sheegayaa inuu halkaasi doon ku tagay. Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Jubbaland Mohamed Ahmed Sabriye ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in Wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid Janan uu barqadii maanta gaaray Kismaayo. Dowladda Soomaaliya ayaa baadi goob ugu jirtay Cabdirashiid Janan oo dhawaan…
-
FAO: Alarm over Desert Locusts increases as new generation of the destructive pests starts breeding in Horn of Africa.
Rome, Italy – The UN Food and Agriculture Organization (FAO) today warned that rising numbers of Desert Locusts present an extremely alarming and unprecedented threat to food security and livelihoods in the Horn of Africa. According to FAO’s latest update on the Desert Locust upsurge, the current situation would be further worsened by new breeding…
-
XOG: Wararkii ugu dambeeyay xaaladda Dh/mareeb & shirar gaar gaar ah oo ka socda
Wararka maanta oo jimco ah naga soo gaarayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in wali halkaas ka taagan tahay siyaasad la isku mari la’yahay oo khasan. Sidoo kale, magaalada waxaa ka socda kulamo gaar gaar ah oo ay leeyihiin dhinacyada iska hor jeeda ee magaalada ku sugan,waxaana wararka qaar ay sheegayaan…
-
Deni oo kulamo xasaasi ah kula qaatay Nairobi danjireyaal reer Galbeed ah (Sawirro)
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay kulan Casho ah kula qaatay magaaladda Nairobi, Safiirka Dowladda Talyaaniga u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Alberto Vecchi. Kulanka waxaa ka qeybgalay Wasiirka Dekadaha iyo Gadiidka Badda ee Puntland Maxamed Cabdi Cismaan Majiino, Gen. Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko oo ka mid ah la taliyeyaasha dhinaca Amniga ee Madaxweynaha Puntland…
-
XOG: P/land & Ahlu suna oo iska kaashanaya inaan Maamul loo dhisin Galmudug & Macluumaad laga helay
Sida ay muujinayaan macluumaad aan dhammeystirnayn oo aan aragnay Cabdisamad Macalin Maxamuud wasiirkii hore ee Arrimaha gudaha Soomaaliya iyo madaxweynihii hore ee dowlad-goboleedka Puntland xildhibaan Cabdiraxmaan Faroole oo katirsan aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kamid ah siyaasiyiin taageero kahelaya Puntland oo wada qorshe kadhan ah doorashada dowlad-goboleedka Galmudug. Macluumaadkan ayaa sheegaya in Madaxweynaha dowlad-goboleedka…
-
Maxay tahay Sababta Al-Shabaab uga qarxiyeen Kaamirooyinka CCTV ee la suray Muqdisho?
Al-shabaab ayaa sheegtay Mas’uuliyadda qaraxyo lagu burburiyay Kaamoorinkii ku xirnaa Wadada Maka Al-mukaramah ee Magaaladda Muqdisho. War kasoo baxay Al-shabaab ayaa lagu sheegay in qaraxyadda lagu beegsaday ugu yaraan Afar kamid ah Kaamirooyinka Jaajuusnimada ee ay isticmaalaan sirdoonka dowladda Soomaaliya,sababtaasna loo qarxiyay. “Qaraxyada oo dhammaantood ka dhacay wadada Makka Al Mukarrama ayaa la sheegay in…
-
Hay’adda WHO oo ku dhawaaqday xaalad deg deg ah & cudurka Coronavirus oo sii fidaya
Hay’adda caafimaadka ee WHO ayaa ku dhawaaqday in Caabuqa cusub ee corono uu yahay xaalad caafimaad oo deg-deg ah oo caalami ah iyadoo oo uu xanuunkan ku sii faafaya dalalka caalamka. ”Sababta ugu weyn ee loogu dhawaaqay xaaladda deg-degga ah ayaanan ahayn waxa ka dhacaya shiinaha balse sababtu ay tahay sida uu xanuunka ugu sii faafaya…
-
Ahlu-Sunna oo shaaca ka qaaday sababta aysan ugu tanaasulin doorashada DF
Madaxda Ahlu Sunada Galmudug ayaa wax laga weydiiyay sababta aanay ugu tanaasulin doorashada ay gadaal ka riixeyso Dowladda Federaalka Somaliya, una qabteen doorasho kale oo taasi liddi ku ah. Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan, oo dhowaan loo doortay Madaxweynaha xigga ee Galmudug, ee garabka Ahlu-Sunna ayaa ka jawaabaya su’aasha ah, maxaa Ahlu Sunna tanaasul u…
-
Safaarada Somalia ee Ankara oo lagu eedeeyay in ay dib u soo celinayso dhaawacyadii Qaraxii Ex Control
Safaaradda Soomaaliya ee Magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa lagu eedeeyey inay dalka dib ugu soo celineyso dhaawacyadii loo qaaday dalka Turkiga kuwaas oo aan weli helin caafimaad dhameystiran. Hooyo Shariifo Maxamuud Rooble oo ah hooyo Soomaaliyeed oo ay gabar uga dhimatay Qaraxii Ex Control mid kalana uga dhaawacan tahay kuwaas oo dhammaantood ahaa arday…
-
‘Shirqool lagu weerari rabo’ musharaxiinta mucaaradka Galmudug oo laga digay
Siyaasaiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka digay wax uu ku sheegay shirqool lala damacsan yahay musharaxiinta mucaaradka ee madaxweynaha Galmuudg. Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo hogaamiya xisbiga Wadajir ayaa qoraal uu soo dhigay facebook ku sheegay in rag loo haysto danbiyo ay Dhuusomareeb geeyeen farriimo la sheegay in ay madaxda dowladda ka sidaan. Farriimahaas ayuu sheegay inay…
-
Soomaaliya oo taageero u muujisey Shacabka Reer Falastiin
Kalfadhigii 15-aad ee Midowga Baarlamaanadda Dowladaha Islaamka ee maalmahanba ka socday Caasimadda Dalka Burkina Faso ee Aougadougou ayaa asoo gabeeyay,waxaana khudbado kala duwan ka jeediyay madaxda Baarlamaanadda Dowladaha Islaamka ee shirka ka qeyb gashay. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo khudbad dhinacyo Badan taabaneysa ka jeediyay Shirka…
-
DHAGEYSO:Dhaawacyadii loo qaaday Turkiga oo arin aad u murugo badan kusoo korortay kadib markii…
Qaar kamid ah dadkii ku dhaawacmay qarixii Ex-Koontorool Afgooye 28-kii ishii December ee sanadkii 2019 ee loo qaadey dalka turkiga ayaa lagu soo celiyey Magaalada Muqdisho,halka kuwo kale la filayo in la keeno magalaada muqdisho. Dadkaan ayaa waxaa ay qabeen dhaawacyo badankood ay culus yihiin,waxaana haatan soo baxaya in qaar kamid ah dadkaasi dhaawaca ah…
-
War aad u naxdin badan oo naga soo gaaray degmada Shilaabo kadib markii sadax caruur ah…
Wararka laga helayo deegaan lagu Magacaabo Laasacaanood oo ka tirsan degmada Shilaabo ee Dawlada deegaanka Soomaalida ayaa waxaa ay sheegayaan in saddex carruur ah oo wada dhashay ay Barkad Biyo ku jireen ay ku dhaceen,isla markaana ay geeriyoodeen. Saddexda Carruurta ah ayaa la sheegay inay ahaayeen kuwo Xoolo la jirey oo Biyo siinayey,hayeeshee ay halmar…
-
SAWIRO:-Soomaaliya & Maroko oo heshiis Cusub kala saxiixdey
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraad ka Biyaha Dawladda Fedraalka ah ee Soomaliya Fowsiyo MaxamedSheekh iyo Wafdi ay hogaaminayso oo safar shaqo ku joogaa Dalka Morroco, ayaa Lakulmay Dhigeeda Wasiirka Wasaaradda Biyaha ee Boqortooyadda Marroco AbdelkaderAmara. labada dhinac ayaa waxaa ay kawada hadleen in Iskaashi labo geesood ah ay ka yeeshaan Maamulka iyo Maarynta kheyraadka biyaha…