Day: January 28, 2020
-
Beesha caalamka oo war ka soo saartay doorashada Magaalada Dhuusamareeb.
Beesha caalamka,ayaa ugu baaqday dhammaan saamileyda siyaasadda Galmudug in ay diiradda saaraan baahida loo qabo in ay ka wada qeyb-galaan hanaan heli kara taageero ballaaran, islamarkaana ka fogaadaan halista xasillooni darro iyo dagaal. “Kani waxa uu baahan yahay ka wada qeyb-gal lagu helo wada-hadal, iyo tanaasul ay sameeyaan dhammaan dhinacyada,” ayaa lagu yiri qoraalka. “Beesha…
-
Maamulka Bangiga Dhexe oo war ka soo saaray Khasaarihii ka dhashay Dabkii Ka Kacay Xarunta Bangiga.
Maamulka Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa war ka soo saaray dabkii xalay saqdii dhexe ka kacay Xarunta Bangiga ee ku taalla Degmada X/Weyne ee Gobolka Banaadir. Qoraal ka soo baxay maamulka Bangiga Dhexe ayaa waxaa lagu sheegay in dabka markii hore uu ka bilowday qol kamid ah xafiisyada dambe ee Bangiga Dhexe, isla markaana uu…
-
Dalka Itoobiya oo lagu arkay afar qof oo looga shakiyay inay qabaan caabuqa ka dilaacay Shiinaha.
Afar qof oo looga shakisan yahay inay qabaan caabuqa Corona ee ka dilaacay Shiinaha ayaa lagu arkay dalka Itoobiya, sida uu kusoo warramaya weriyaha BBC-da ee Addis Ababa,iyadoo Afarta qof ayaa lagu karantiilay gudaha magaalada caasimadda ah ee Addis Ababa. Wasiirka caafimaadka ee dalka Itoobiya, Dr Lia Tadesse iyo saraakiisha kaleba waxay sheegeen in afarta…
-
Air strike kills senior Alshabaab militant in southern Somalia
MOGADISHU, Somalia – The Federal Government of Somalia, in coordination with and supported by its US partners, conducted an air strike near the town of Jilib in Middle region that killed one al-Shabaab fighter. These operations show the determination the determination of the FGS to pursue and bring al-Shabaab to justice for the crimes they…
-
U.S and Somalia governments Announce a New Effort to Promote Youth Workforce Development – Statement
On January 27, 2020, during the Somalia Youth Investment Expo, U.S. Ambassador Donald Y. Yamamoto joined H.E. Prime Minister Hassan Ali Khaire announced a new joint effort to support young entrepreneurs and innovators to contribute to Somalia’s stability and prosperity through employment, skills development, and entrepreneurship. This new effort will be implemented through the existing…
-
Jubaland oo war rasmi ah kasoo saartay xaaladda Cabdirashiid Janan
War-saxaafadeed goor dhaw ka soo baxay maamulka Jubbaland ayaa walaac looga muujiyey halka uu ku dambeeyo wasiirkii amniga Jubbaland, oo maanta ay dowladda Soomaaliya sheegtay inuu ka baxsaday xabsigii lagu xiray. Warka ka soo baxay Jubbaland waxaa lagu sheegay in wasiirkii aan weli nolol iyo geeri toona lagu heyn, isla markaana mudadii ka badneed shanta…
-
Xaqiiqda ‘baxsashada’ Janan – Xogta dowladda Soomaaliya iyo tan maamulka Jubaland
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta shaacisay war yaab leh oo ah in gurigii uu ku xirnaa ee magaalada Muqdisho uu ka baxsaay wasiirkii amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan, isla markaana aan la aqoon halka uu hadda ku sugan yahay. Qoraal ay soo dhigtay barta twitter-ka ayey taliye ku-xigeenka labaad ee booliska Zakiya Xuseen ay ku…
-
Beesha Caalamka oo war ka soo saartay is-marin waaga ka taagan Galmudug
Saaxiibada Caalamka ee Soomaaliya ayaa sheegay inay ka walaacsan yihiin xaaladihii ugu dambeeyey ee kasoo ifbaxay Galmudug, intii lagu guda jiray marxaladdii geba-gebada ee dadaalka socday bilaha ee maamulka cusub loogu dhisayo Galmudug. Qoraal kasoo baxay Saaxiibada Caalamka, oo lasoo gaarsiiyey Badweyn Online, ayaa loogu baaqay dhammaan saamileyda siyaasadda Galmudug inay diiradda saaraan baahida loo…
-
Sawirro: 40 bastoolad iyo raggii watay oo lagu qabtay xuduuda Somalia iyo Itoobiya
Ciidamada Liyuu booliska ee dawlad degaanka Soomaalida, ayaa galabta gacanta ku dhigay hub, gaari iyo raggii wetay kuwaas uu gudaha u sii gelayey dhulka uu ka arimiyo ismaamulka Soomaalida. Hubkaan ayaa waxaa wetay oo lagu qabtay illaa seddax nin, kuwaas oo watay gaari HILUX ah, hubkaas ayaana dhamaantiis bastoolado ah. Bastooladaha lagu qabtay raggaas oo…
-
Xasan Mudeey:- ”Caasimadda Asmara goormey ka dhawaatay caasimadda Jowhar…”
Siyaasiga Xasan Cabduqaadir Muudeey ahna lataliyaha sare ee dhanka saxaafadda maamulka Hirshabelle ayaa su’aalo ka keenay safarrada badan ee uu madaxweyne Farmaajo ku tagay waddanka Erateria caasinaddiisa Asmara. Xasan Cabduqaadir Muudeey ayaa bartiisa facbooka ku daabacay su’aalaha uu kaqabo safarka Asmara uu ku joogo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, sidaan ayuuna u qornaa :- Madaxweyne…
-
Bankiga Dhexe oo war ka soo saaray dabkii xalay ka kacay xarunta Muqdisho
Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray faah-faahin uga bixiyey dabkii xalay ka kacay qeybo ka mid ah xarunta Bankiga ee magaalada Muqdisho. Qoraalka kasoo baxay Bankiga, oo lasoo gaarsiiyey Badweyn Online, ayaa lagu sheegay in dabku uu ka dhashay fiilo koronto oo ku xiran mid ka mid ah qolalka dambe ee Bangiga…
-
Daawo barnaamij ku saabsan dhibaatooyinka dhaliyarada ee qurbaha iyo curadda dhimirka
Waxaa magaalada Stockholm lagu qabtay shir looga hadlaayey dhibaatada dhaliyarada ku haysta qurbaha iyo saameynta uu ku leeyahay wadamadda cusub ay u soo guureen iyo dhibaatooyinka ay la soo kulmeen inta ku soo jireen tahriibka iyo saameenta uu ku yeelan karo ama ku dhici karo cuduradda dhimirka ee maskaxda ku dhaca. Barnaamijkaas waxaa inoo soo…
-
Wasiirka Amniga Jubbaland Oo Xabsiga Ka Baxsaday,Yaa ka dambeeyay arrinkaasi.
Taliye Kuxigeenka Booliska Soomaaliyeed Jen. Zakiya Xuseen Axmed ayaa goor dhow shaacisay in Wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan Janan uu ka baxsaday xabsi uu ku xirnaa. Qoraal ay soo dhigtay barteeda Twitter-ka ayay ku sheegtay in hey’addaha amniga ay ku raad-joogaan C/rashiid Janan oo ka baxsaday halkii uu ku xirnaa. Lama oga halka uu ku…
-
Shir looga hadlayay bixitaanka ciidamada AMISOM oo Kampala ka dhacay (Daawo Sawirada)
Shirkaan oo muddo hal maalin ah soconayay oo ay ka qayb galeen Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar iyo Taliye kuxigeenka Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed S/guuto Maxamed Cali Bariise ayaa maanta lagu qabtay magaalada Kampala ee dalka Uganda. Waxaa sidoo kale shirkaan kasoo qayb galay dhammaan taliyeyaasha Dalalka ciidamada ay ka joogaan…
-
Dayactir lagu sameynayo Garoonka diyaaradaha degmada Caabudwaaq.
Muqdisho:- Guddiga dhismaha iyo dayactirka Garoonka Diyaaradaha Degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa sheegay iney maanta joogsadeen Diyaaradahii Ganacsi ee kala duwanaa oo duulimaadka ku imaan jiray Degmadaas. Garoonka Caabudwaaq oo dayactir guud lagu samaynayo ayaa loo joojiyay dhammaan duulimaadyadii imaan jiray muddo ku siman laba bil, waxaana duulimaadyada imaan jiray oo isugu jira kuwa…
-
Akhriso: Waare oo Xil ka qaadis & magacaabis deg deg ah sameeyay
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabaeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilkii qaaday Wasiiru-dowlihii Kallumiyesiga Kheyraadka iyo bada Hirshabeelle, iyadoo mid Cusub la Magacaabay. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Waare ayaa waxaa Wasiiru-dowlaha Kallumiyesiga Kheyraadka iyo bada Shabeelle loogu nagacaabay Axmed Cabdi Cali, kaasi oo bedelaya Mas’uulkii ee xilkaas haayay. Hoos ka Akhriso Wareegtada Magacaabista.
-
Shirka Xoghayayaasha guud ee Midowga Baarlamaannada Dowladaha Islaamka oo ka dhacay Burkina Faso+Sawirro
Magaaladda Ouagadougou (Waakadhugu) ee Caasimadda Dalka Burkina Faso waxaa ka dhacay Shirka Xoghayahaasha guud ee midowga Baarlamaanadda Dowladaha Islaamka oo horudhac u ahaa kalfadhiga 15-aad ee guddoomiyaasha Baarlamaanka Ee midowga Baarlamaanadda Dowladaha Islaamka. Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Cabdikariin Xaaji Cabdi Buux oo Soomaaliya shirkan ku matalayay Sidoo kalena qeyb ka ah wafdiga Guddoomiyaha Golaha…
-
Askari hore oo Mareykan ah: Saskii aan ka qaaday hawlgalkii Soomaaliya wali ma hilmaamin.
Waxaa 29 sano laga joogaa markii ay burburtay dowladdii dhexe ee Soomaaliya, taaso horseeday dagaal sokeeye oo halakeeyay dalkaasi sanado badan. Xalaaddii ban’aadanimo ee ka dhalatay dagaaladii sokeeye ayaa keentay in dalal badan oo caalamka ah ay ku dhawaaqaan hawgal loogu magac daray hawgalka nabad ilaalinta Qaramada Midoobay taas oo keentay in ciidammada hawalka Qaramad…
-
Taliska AFRICOM oo shaaciyay in duqeyn lagu dilay xubin ka tirsan Maleeshiyaad Al-Shabaab ah.
Muqdisho:- War ka soo baxay taliska AFRICOM ayaa waxaa looga hadlay duqeyn diyaaradaha Mareykanka shalay ay ka fuliyeen gobolka Jubbada Dhexe ee koonfurta Soomaaliya. Warsaxaafadeedkaan ayaa waxaa lagu sheegay in duqeynta lala beegsaday xarun ay ku sugnaayeen Al-Shabaab oo ku taalla agagaarka degmada Jilib ee gobolkaasi. Sidoo kale AFRICOM ayaa xaqiijisay in weerarkan dhanka cirka…
-
Xog-hayihii hore ee GOS oo munaasabad dhiiri gelin ah usameeyay cayaaryahano Soomaaliyeed.
Xog-hayihii hore ee guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee GOS Duran Axmed Faarax ayaa munaasabad dhiiri gelin ah magaalada London ugu sameeyay orodyahano Soomaaliyeed oo London ku tabaar qaata. Orodyahanada oo kala ah Maxamed Xasan Maxamed iyo Cabdishakuur Negeeye Cabdulle ayaa waxaa munaasabada ku wehliyay macalinkooda naadiga ay ka tirsanyihiin ee Hillingdon Athletic Club Macalin Ibrahim Xaamud…
-
DEG DEG:Ahlu Sunna oo Gudoomiye Baarlamaan ku dooratay Dhuusomareeb (Daawo Sawirada)
Kooxda Ahlu Sunna ee fadhigeedu yahay magaalada Dhuusomareeb ee caasimada Maamulka Galmudug ayaa maanta ku dhawaaqday Xildhibaano cusub ay sheegeen in ay yihiin Baarlamaanka labaad ee Galmudug. Xildhibaanadan Ahlu Sunna ku dhawaaqeen wali magacyadooda la shaacin ayaa tiradooda lagu sheegay 69-Xildhibaan kuwaa oo lagu daray 20-kii Xildhibaan ee horey looga siiyay Baarlamaanka saxda ah ee…
-
Itoobiya oo lagu arkay afar qof oo looga shakiyay inay qabaan caabuqa ka dilaacay Shiinaha
Afar qof oo looga shakisan yahay inay qabaan caabuqa Corona ee ka dilaacay Shiinaha ayaa lagu arkay dalka Itoobiya, sida uu kusoo warramaya weriyaha BBC-da ee Addis Ababa. Afarta qof ayaa lagu karantiilay gudaha magaalada caasimadda ah ee Addis Ababa. Wasiirka caafimaadka ee dalka Itoobiya, Dr Lia Tadesse iyo saraakiisha kaleba waxay sheegeen in afarta…
-
Mareykanka: “Waa qasab in mucaaradka ay qeyb ka noqdaan hanaanka Galmudug”
Dowladda Maryekanka ayaa u muuqata inay ka hor-timid qorshaha ay dowladda Soomaaliya Galmudug uga qabaneyso doorasho madaxweyne oo aysan qeyb ka ahayn mucaaradka. Qoraal lasoo dhigay barta twitter ee safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa lagu sheegay in safiir Donald Yamamoto uu la hadlay Ahlu-Sunna Waljamaaca, oo ka mid ah dhinacyada diidan doorashada. Qoraalka ayaa lagu…
-
Shaqsi caanka ahaa siyaasada oo goor dhow NISA kala baxday mid kamid ah hotelada…
Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in halkaasi ciidamada Nabad sugida ku xireen Sheekh Cumar Mahad Alle oo katirsanaa Baarlamaankii 1-aad ee Galmudug. Ciidamo katirsan Nabad sugida ayaa Hotelka Bader uu degnaa Sheekh Cumar Mahad Alle ugu tagay kalana baxay, walina lama oga sababta loo xiray Xildhibaankan horey uga tirsanaa…
-
Xildhibaan Su’aalo kulul ka keenay Baxsashada Wasiirkii Amniga Jubbaland !!
Taliska ciidanka booliiska Soomaaliya ayaa shaaciyay in saakay xabsi uu magaalada Muqdisho kaga xirnaa Wasiirkii Amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Janan uu ka baxsaday kuna raad joogaan ciidamada amaanka. Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa qoraal kooban uu soo saaray bartiisa su’aalo ku galiyay baxsashada Wasiirka Amniga jubbaland, waxa uuna sheegay Fiqi in dowlada federaalka laga rabo…
-
Xog cusub: Keydadkii ugu muhiimsanaa ee Bankiga Dhexe oo xalay gubtay
Badweyn Online ayaa xog dheeri ah ka heshay dabka xalay ka kacay Bankiga Dhexe, waxaana wararka ay sheegayaan in ay gubteen laba kamid ah keydadkii ugu muhiimsanaa ee Bankiga Dhexe. Laba ka mid ah Xafiisyada Bankiga ayaa basbeelay waxayna qeyb ka yihiin keydadka muhiimka ah ee dowladda sida ay noo xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan Bangiga…
-
DAAWO:Ahlu Sunna oo soo xushay xildhibaano cusub oo Galmudug ay yeelanayso
Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaarayo Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegayo in Ahlu Sunna Waljamaaca ay Maanta ku dhawaaqday liiska Xildhibaano cusub oo gaarayo illaa 69 Xildhibaan. Ahlu Sunna ayaa ku sheegtay Xildhibaanadaan inay yihiin Xildhibaanadii labaad ee Maamulka Galmudug, waxayna ku biiri doonaan 20-kii hore oo ay Ahlu Sunna ku dhawaaqday sida uu sheegay…
-
Maamulka Lafta-gareen oo amar culus ku soo rogay Shirkadaha Shidaalka & Macdanta
Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku wargelisay dhamaan Shirkadaha Shidaalka iyo Mac’danta in ay iska soo diiwaan geliyaan Wasaaradda. Qoraal kasoo baxay Wasaarka Wasaaradda Batroolka Koonfur Galbeed Maxamed Cabdiraxmaan Nuur ayaa lagu sheegay in cid alaala ciddii aan u hoggaansamin amarkaan laga qaadi doono tallaabo waafaqsan Sharciga. Hoos Ka…
-
Wasiirka Amniga Jubbaland Oo Xabsiga Ka Baxsaday & Dowladda Somalia oo wajaheysa Ceeb weyn
Taliye Kuxigeenka Booliska Soomaaliyeed Jen. Zakiya Xuseen Axmed ayaa goor dhow shaacisay in Wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan Janan uu ka baxsaday xabsi uu ku xirnaa. Qoraal ay soo dhigtay barteeda Twitter-ka ayay ku sheegtay in hey’addaha amniga ay ku raad-joogaan C/rashiid Janan oo ka baxsaday halkii uu ku xirnaa. Lama oga halka uu ku…
-
Senator Dhagdheer ”Culimo Qoray sidata oo horumarka diideysa uma baahnin ”
Senatar Cabdi Axmed Dhuxulow (Dhagdheer) oo xalay ka hadlay munaasabad ka dhacday magaalada Dhuusomareeb ayaa weerar afka ah ku qaaday Culimada Ahlu Sunna ee caqabada ku noqptay dhismaha Maamul loo dhan yahay ee yeelato Galmudug . Dhagdheer ayaa sheegay in ay soo kordheen culumo diidan horumarka oo doonaya in qori wax ku maamulaan, waxa uuna…
-
Haweeney ka qeyb galeysay Tartan cunto Cunis ah oo si lama filaan ah u geeriyootay
Haweeney u dhalatay dalka Australia kana qeyb qaadaneysay tartan cunto cunis ah ayaa si lam afilaan ah u suuxday kadibna u geeriyooday xili ay cuneysay raashinkii cunistiisa lagu tartamayay. Sida ay baahiyeen Warbaahinta Ausralia haweeneydan oo magaceeda la qariyay ayaa ka qeyb galeysay tartanka cunto cunista gaar ahaan doolshada, waxaana haweeneydan durba xaalkeeda isbadalay markii…
-
Askari hore oo Mareykan ah: Saskii aan ka qaaday hawlgalkii Soomaaliya wali ma hilmaamin
Waxaa 29 sano laga joogaa markii ay burburtay dowladdii dhexe ee Soomaaliya, taaso horseeday dagaal sokeeye oo halakeeyay dalkaasi sanado badan. Xalaaddii ban’aadanimo ee ka dhalatay dagaaladii sokeeye ayaa keentay in dalal badan oo caalamka ah ay ku dhawaaqaan hawgal loogu magac daray hawgalka nabad ilaalinta Qaramada Midoobay taas oo keentay in ciidammada hawalka Qaramad…
-
DEG DEG: Wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid Janan oo ka baxsaday xabsi uu ku xirnaa
War hadda soo dhacay ayaa waxaa uu sheegayaan in Xabsi uu ku xirnaa uu ka baxsaday wasiirkii Wasaaradda Amniga jubbaland Cabdi Rashiid Xasan Cabdi Nuur Janan,kaas oo dhowrkii bilood ee la soo dhaafay u xirnaa dowladda Soomaaliya. Taliye kuxigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Zakiya Xuseen Amed ayaa xaqiijisey baxsashada Taliyaha,iyada oo sheegtay in laamaha Amniga Soomaaliya…
-
Dhageyso:Wasiir Beyle: Soomaaliya waxa ay qarka u saaran tahay in deymaha laga cafiyo
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta shir jaraa’id uu xaafiiska ku qabtay ka warbixiyay qorshaha hannaanka deyn cafinta Soomaaliya iyo halka uu marayo. Wasiirka ayaa sharaxad dheer ka bixiyay deymaha faraha badan ee Soomaaliya lagu leeyahay, Hey’addaha iyo dowladda ku leh, taarikhda la siiyay Soomaaliya, iyo cadadka lacagta lagu leeyahay Soomaaliya…
-
Akhriiso: IMF oo soo saartay warbixin farxad galisay Soomaaliya & Wasiir Beyle oo ka hadlay
Warbixin dheer oo ka soo baxday hay’adda Lacagta adduunka ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaano (IMF) ayaa waxaa looga hadlay barnaamijka deyn cafinta Soomaaliya iyo guullo hor leh oo laga gaaray. IMF ayaa shaacisay in dowladda federaalka ay ka gudubtay dib u eegista labaad wejigiisa 4-aad ee deyn cafinta loo sameynayo Soomaaliya. Sidoo…
-
Maxaadan Ogeyn oo ka cusub Dh/mareeb & Ahlu Sunna oo wada qorshe ay ku shaacineyso xildhibaano cusub
Xaaladda cakiran ee ka taagan Galmudug ayaa ka sii dareysa marba marka ka dambeyso taas oo timid, kadib is faham waa ka dhashay doorashada madaxweynaha cusub ee maamulkaasi iyo ku xigeenkiisa. Wararka laga helayo Dhuusamareeb oo ah halka saldhigga u ah dhismaha Galmudug ayaa sheegaya in Ahlu Sunna Wajamaaca ay abaabul xoogan ka wado magaaladaasi.…
-
Ra’iisul Wasaarihii dalka Qatar oo is casilay iyo Amiirka oo magacaabay Ra’iisul Wasaare cusub
Ra’iisul Wasaarihii dalka Qatar Sheikh Abdullah bin Nasser bin Khalifa Al Thani ayaa iska casilay xilkii Ra’iisul Wasaarenimo ee dalkaas sida ay shaacisay wakaalada wararka ee dalka Qatar. Amiirka dalka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani ayaa aqbalay is casilaada Sheikh Abdullah Bin Naser oo ka mid ah qoyska xukuma dalka Qatar. Wakaalada wararka…
-
DHAGEYSO: Madaale”Xamar Dhagax Waa Dhaaftay, In Ganjeelo Lagu Xiro Ayay Maraysaa”
Guddoomiyihii hore ee maamulka gobolka Banaadir, Shiikh Yuusuf Xuseen Madaale oo wareysi siiyay KNN ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay uga sii dartay culeyska saaran dadka shacabka ee ku dhaqan gudaha magaalada Caasimada ah Muqdisho. Guddoomiyaha ayaa xusay in xirnaasha waddooyinka haatan looga sii daray, islamarkaana dhagxaantii waddooyinka la dhigay lagu bedaly Ganjeelo. Sidoo kale…
-
Garoonka Diyaaradaha Caabudwaaq Oo Dhismo Uu Ka Socdo
Gudiga dhismaha iyo dayactirka Garoonka Diyaaradaha Degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa sheegay iney maanta joogsadeen Diyaaradahii Ganacsi ee kala duwanaa oo duulimaadka ku imaan jiray Degmadaas. Garoonka Caabudwaaq oo dayactir guud lagu samaynayo ayaa loo joojiyay dhammaan duulimaadyadii imaan jiray muddo ku siman laba bil, waxaana duulimaadyada imaan jiray oo isugu jira kuwa sida…
-
Shariif Sheekh Axmed sidee u arka doorasho qof & cod ah oo kadhacda dalka 2021?
Isaga oo kaqaybgelayey munaasabad soo dhowyn ah oo loogu qabtay magaalada London Madaxweynihii hore Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed waxa uu rajo xumo ka muujiyay Doorasho qof iyo cod ah oo ka dhacda Soomaaliya 2021. Waxa uu sabab uga dhigay Nabadgelyada oo uu sheegay in uusan jirin Amni la isku hallayn karo iyo in aysan illaa…
-
Ciidamada Amniga oo gacanta ku dhigay askari maalmo ka hor dilay nin darawal ah
Ciidamada Amniga ee dowladda Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay askari labo maalin ka hor nin darawal ahaa ku dilay magaalada Muqdisho. Askarigan oo baxsad ahaa ayaa lagu qabtay degmada Warta Nabadda Ex Wardhiigley, iyadoo lagu wareejiyay Garsoorka Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka degmada Warta Nabadda ayaa sheegay in askarigan la soo qabtay,…
-
Madaxweyne Farmaajo oo laga dalbaday in uusan saxiixin sharciga Saxaafadda
Isutagga Saxafiyiinta Soomaaliyeed (FESOJ) iyo ururada kale ee warbaahinta sida SOMA iyo Ururka Saxafiyiinta Haweenka ee (SWJ) ayaa la wadaagay walaaca ay ka qabaan sharciga Saxaafadda oo horyaalla Madaxweyne Farmaajo, kaddib markii ay dhowaan ansixiyeen labada Aqal ee Baarlamaanka. Madaxweyne Farmaajo ayaa kulan ay la qaateen Ururada Saxaafadda habeen hore oo taariikhda ku beegneyd 26…
-
XOG: Cumar Filish Oo Cunaqabateeyay Mas’uuliyiin Labo Mushaar Ka Qaadanayay Gobolka Banaadir
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho ayaa si cad kaga hadlay shaqaalo ama mas’uuliyiin la sheegay iney labo mushaar ka qaataan gobolka Banaadir,kaas oo xittaa shaki badan ka dhex dhaliyay madaxda ugu sareysa Dowladda Federaalka Soomaaliya. Guddoomiye Cumar Filish oo su’aashan lagu weydiiyay goob fagaaro ah ayaa sheegay in haddii isku hoos dhuumaadkaas uu jiri…
-
Musharax Cabdi Dheere Oo Ku Goodiyay Inuu Ka Harayo Doorashada Galmudug
Musharax Cabdi Dheere oo kamid musharixiinta isku baheystay doorashada Madaxweynaha Galmudug ee ka socota Magaalada Dhuusamareeb ayaa cadeeyay in uusan diyaar u aheyn ka qayb galka doorashada dhaceysa 30-ka Bishaan. Cabdi Dheere waxaa uu sheegay in lagu guuleysan waayay in la dhiso maamul loo dhan yahay,isla markaana musharixiinta qaar dacaayad laga fidinayo. ”Waxaan aad uga…
-
Faah faahin: Dab xoogan oo ka kacay xarunta Bankiga Dhexe+Sawirro
Waxaa xalay uu dab xoogan ka kacay Xarunta Bangiga Dhexe ee Muqdisho,iyada oo Dowlada Hoose ee Xamar ay ku guuleysatay in ay si deg deg ah u damiso Dab ka kacay Bankiga Dhaxe ee Dowlada. Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) iyo mas’uuliyiin kale ayaa goobjoog ka ahaa deminta…
-
XOG: Musharax Qoor Qoor Oo Looga Yeeray Muqdisho & Qorshihiisa Doorashada Galmudug
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Muqdisho ugu yeeray musharaxa ay Villa Soomaaliya maalgelineyso ee Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor,kaas oo la aamisan yahay in doorashadiisa shaki badan ku jirin marka dhinaca Dowlada loo eego. Xubno ku dhow Musharax Qoor Qoor ayaa Shabakadda Warqaad u sheegay in dalab ka yimid Xafiiska Ra’iisal…
-
Akhriso:Madaxweyne Ku-Xigeenka Puntland Oo Magacaabay Taliye Cusub
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ahna Kusimaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Ismaan Karaash ayaa waxaa lagu Magacaabay Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Ceyn ee Puntland. G/Dhexe Jaamac Saxardiid Barre ayaa loo Magacaabay inuu noqdo Taliyaha Cusub ee qeybta Booliska Gobolka Ceyn, isagoo bedelaya Taliyihii hore ee Gobolkaas. Hoos ka Akhriso Wareegtada Magacaabista.
-
Ciidanka Dowladda Oo Gacanta Ku Dhigey Askari Dil Geystay
Ciidamada Dowladda Soomaaliya gaar ahaan Ciidamada Maamulka degmada Wartanabada ayaa waxaa ay ku guuleysteen inay gacanta kusoo dhigaan Askari laba maalmood ka hor Muqdisho ku diley Nin Darawal ahaa. Askariga ayaa Wiil Dhalinyaro ahaa oo waday Gaari Nooca Xamuulka qaado ah waxaa uu ku diley Isgoyska Digfeer we degmada Hodan,kadib markii ay murmeen,isaga oo dilka…
-
Sixitaan & Raali Gelin: Warbixin Ku Saabsan Wasiirka Ganacsiga Iyo Warshadaha
Qoraal kusoo baxay shabakadda warbaahin ee Shaaciye oo ku taariikheysan Jan 27, 2020, kuna saabsaneyd warbixin si qaldan usoo gaartary shabakadda Shaaciye oo ka hadlaysay warar mala awaal ah oo sheegayay in RW Kheyre damacsan yahay xil ka qaadis uu ku sameynayo wasiirka ganacsiga iyo warshadaha aanu baaris dheer kadib ogaanay inay tahay mid waxba…