Day: January 22, 2020
-
Madaxweynaha Puntland oo safar aan la shaacin ku aaday Magaalada Nairobi.
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Arbaco ah safar aan la sii shaacin ugu ambabaxay magaalada Nairobi, iyadoo warar kala duwan ay ka soo baxayaan ujeedka safarkiisa. ilo wareedyo ku dhow madaxtooyada Puntland ayaa sheegaya in Madaxweyne uu kulamo kala duwan kula qaadan doono Nairobi, safiiro ka socda dalalka qaar, xubno matalaya wakiilada…
-
Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Generaal Odawaa Yuusuf Raage oo kormeeray Saldhiga Balidoogle+Sawirro
Muqdisho:-Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Generaal Odowaa,Yuusuf Raage ayaa gaaray Saldhigga Balidoogle ee guutada 16-aad Ciidamada Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Taliyaha wuxuu Kulamo la qaatay,saraakiisha iyo Ciidamada, oo uu ku boggaadiyey guusha joogtada ah ee ay ka soo Hooyaan dagaalka lagula jiro Aragagixisada. S/Guuto Odawaa Yuusuf Raage ayaa wuxuu bogaadiyay askarta iyo Saraakiisha Kumaandooska Xoogga Dalka…
-
Political instability, corruption and terrorism contribute to Somalia’s crisis
MOGADISHU, Somalia-Nearly three decades of political instability in Somalia have resulted in widespread insecurity, contributing to the internal displacement of an estimated 2.6 million people and leaving many Somalis highly vulnerable to climatic, economic, and security changes. Yet Somalia is prone to natural hazards, particularly drought and flood, which have led to recurrent food and…
-
Ahmad Gurey: A Somali Muslim ruler who repelled Portuguese invasions
As part of a series, TRT World explores fascinating stories of African figures whose contribution to humanity has been largely neglected. Ahmed Gurey was instrumental in bringing three-quarters of Ethiopia under the control of the majority-Muslim Adal Empire between 1529-43. Although Islam had arrived in Ethiopia in the 7th Century, influencing its nomadic tribes across…
-
Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay Guddiga QM ee cunaqabateynta Hubka+Sawirro
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddiga Qaramada Midoobay ee cunaqabateynta hubka Soomaaliya ayaa la wadaagay warbixin ku saabsan deegaannada Dowladdu ay ka xoreysay argagixisada Alshabaab, qorshaha dib u habeynta Ciidamada Xoogga Dalka iyo dagaalka lagu dabar-gooynayo fikirka xagjirnimada. Madaxweynaha ayaa u soo jeediyey Guddiga Qaramada Midoobey ee cunaqabateynta…
-
Dacwadda soo jeedinta xil-ka qaadista Trump oo Senate-ka ka billaabatay
Maxkamadda la soo taagayo Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa si buuxda uga dhex billaabatay Aqalka Senate-ka ee Mareyknaka iyadoo uu jiro loolan la xiriira xeerarka xukumaya si kiiska dacwadda horay loogu sii ambaqaado. Waa markii saddexaad ee taariikhda Mareykanka ee ay senetarradu u codeyn doonaan go’aan ka gaarista haddii ay tahay in madaxweynaha xilka laga…
-
Dab xooggan oo caawa qabsaday xarunta dembi baarista Booliska Muqdisho ee CID
Dab xoogan ayaa caawa qabsaday xarunta dembi baarista Booliska (CID) oo ku taalla nawaaxiga isgoyska Km4 ee magaalada Muqdisho. Wararka aya sheegaya in dabkan oo aan la ogeyn sababta dhalisay uu khasaare xoog leh u geystay qeybo ka mid ah xaruntaas gaar ahaan qeybta sawirada looga qaado dadka xaruntaas loogu sameeyo dukumentiyada iyo maqaahi ku…
-
Jen. Odowaa oo Balidoogle kula kulmay ciidamada Danab & kuwa Maraykanka (Sawirro)
Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka, Jeneraal Odowaa,Yuusuf Raage ayaa gaaray Saldhigga Balidoogle oo ay degan yihiin guutada 16aad Ciidamada Kumaandoska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Danab iyo ciidamo Maraykan ah. Taliyuhu wuxuu Kulamo la qaatay, Saraakiisha iyo Ciidamada Danab iyo kuwa Maraykanka ee saldhigaas jooga isagoo ku boggaadiyey guulaha joogtada ah ee ay kasoo hoyaan, Dagaalka lagula…
-
Deni oo safar aan la shaacin ku aaday Nairobi iyo Xog ku aadan qorshaha socdaalkiisa
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Arbaco ah safar aan la sii shaacin ugu ambabaxay magaalada Nairobi, iyadoo warar kala duwan ay ka soo baxayaan ujeedka safarkiisa. ilo wareedyo ku dhow madaxtooyada Puntland ayaa sheegaya in Madaxweyne uu kulamo kala duwan kula qaadan doono Nairobi, safiiro ka socda dalalka qaar, xubno matalaya wakiilada…
-
Kulan ay lacag ku bixisay DF oo loogu hanjabay xildhibaanada Ahlu-Sunna
Odayaasha saxiixay qaar kamid ah xildhibaanada Galmudug ayaa ugu goodiyay xildhibaanada Ahlu Sunna ugu jira Baarlamaanka Galmudug in ay badali doonaan haddii ay kusoo xaroon waayaan muddo 12 saacadood ah. Odayaashaan oo kulan ku yeeshay xarunta Gudigga doorashada ee Shiirkole ee Dhuusomareeb ayaa saxaafadda u sheegey in Xildhibaanada Ahlu-Sunna ay ugu baaqayaan soo xaadirida xaruntaasi…
-
Guddoomiyaha G/Banaadir iyo Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya oo daah furay mashruuc cusub.
Muqdisho:- Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatay safiirka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Mr. Nicolás Berlanga Martinez. Kulankani ayaa ujeedkiisu ahaa dardargalinta mashaariicda horumarineed ee ka socota Caasimadda oo ay fulinayaan Midowga Yurub iyo sidii loo dar dargelin lahaa mashaariicdaas. Kulanka…
-
Jadwalka Doorashada Galmudug ee Garabka Ahlusunna oo la shaaciyay.
Hoggaanka Ahlusunna Wal-Jamaaca ayaa Maanta waxaa ay soo saareen jadwalka doorashada Madaweynaha galmudug iyo kuxigeenkiisa,xilli ay horey jawal u soo saareen guddiga doorashada Maamulka Galmudug. Hoggaanka Ahlusunna ayaa qaadacaey guddiga Jadwalka doorasho oo ay horey u soo saareen Guddiga doorashada Galmudug, iyaga oo sheegay in Xubnaha guddiga doorashoyinka la afduubtey. Qoraal ay soo saareen hoggaanka…
-
Ciidamada AMISOM oo Qorshaynaya inay ka baxaan degmada Mahadaay ee Gobolka Sh/dhexe
Mahadaay:-Wararka ka imanaya degmada Mahaday ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in ciidamada Nabad Ilaalinta AMISOM ee ku sugan degmadaasi ay qorsheynayaan inay faarujiyaan saldhigyada ay ku leeyihiin magaalada Mahaday. Qaar ka mid ah maamulka degmada Mahaday ayaa u xaqiijiyay jowhar.com inay ku jiraan diyaargarow iyo qalab urursi ciidamada nabad ilaalinta AMISOM gaar ahaan wadanka Burundi.…
-
Danjire Guulwade oo laga aqbalay Is-Casilaadiisa Xubinnimada Guddiga Wadahadallada Dfs iyo Somaliland.
Muqdisho:-Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay caddeynaysaa in Danjire Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen (Guulwade) uu iska casilay xubinnimadii Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Soomaaliland. Hadalka uu warbaahinta siiyay Danjire Guulwade waa mid kafog waaqaca aan maanta ku nool nahay, wuxuuna dhaawacayaa wadahadallada haatan loo gogol xaarayo in la isugu soo dhaweeyo dadka Soomaaliyeed…
-
Maxamed Bin Salman oo loo heysto in oo jabsaday talefonka ninka ugu taajirsan dunida
Dowladda Sucuudiga ayaa beenisay in dhaxal sugaha dalkaas, Maxamed Bin Salmaan uu ka dambeeyay dhac loo geystay xogta telefoonka madaxa shirkadda Amazon,Jeff Bezos. Farriin laga soo diray telefoon uu adeegsan jiray Maxamed Bin Salmaan ayaa loo adeegsaday in lagu jabsado telefoonka madaxa shirkadda Amazon, sida ay wararka sheegayaan. Safaaradda Sucuudiga uu ku leeyahay Mareykanka ayaa…
-
Mashruuc ku kacaya lacag ka badan Bilyan dollar oo sanadkan 2020 laga fulinayo Somalia
Dowladda Federalka Somaaliya, Qaramada midoobay ayaa Maanta daah furahay qorshaha arrimaha Bini’aadamnimada ee Somaliya ee Sanadkan2020. Qorshahan ayaa u baahan 1.03 Bilyan oo Doollar, si loo caawiyo loona tageero nolal Maalmeedka 3 Milyan oo Qof. Wasiirka Gargaarka iyo maareynta Musiibooyinka Soomaaliya Xamza Siciid Xamza, ayaa sheegay in Dowladdu ay ka go’an tahay in ay la…
-
Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay Guddiga cunaqabateynta Hubka ee QM (Sawirro)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddiga Qaramada Midoobay ee cunaqabateynta hubka Soomaaliya ayaa la wadaagay warbixin ku saabsan deegaannada Dowladdu ay ka xoreysay Alshabaab, qorshaha dib u habeynta Ciidamada Xoogga Dalka iyo dagaalka lagu dabar-gooynayo fikirka xagjirnimada. Madaxweynaha ayaa u soo jeediyey Guddiga Qaramada Midoobey ee cunaqabateynta hubka…
-
RW Khayre oo la kulmay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka (Sawirro)
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan la qaatay kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka ee arrimaha Afrika, Tibor P. Nagy oo dalka soo gaaray. Kulanka ayaa looga hadlay xariirka iyo iskaashiga labada dowladood, la dagaallanka argagaxisada iyo qorshaha deyn cafinta ee gebabeda maraya. Tibor P. Nagy oo Ra’iisul Wasaaraha uga mahad celiyay…
-
Dowlada Soomaaliya oo dooneyso in soo qaado haween Soomaaliyeed oo katirsanaa kooxda ugu halista badnaa caalamka
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ogolaaday qorshe ah in la isku dayo in dib loo soo celiyo haweenka soomaali- iswiidhishka iyo carruurtooda ee ku sugaan xerada IS ee Magaladda Al-Hawl Gudaha Dalka Syria. Hadalkan ayaa waxaa sheegay Radio Sweden oo la xiriiraay Danjiraha Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Mudane Cali Saciid Faqi, kaasi oo uu ka warreystay…
-
Xog: Bandow soconaya 20 cisho oo lagu soo rogay waddo ku taalla Muqdisho
Laga bilaabo shalay waxaa bandow lagu soo rogay waddo muhiim ah oo soo gasha madaxtooyada Soomaaliya, waxa uuna amarkaan ka soo baxay taliska Villa Somalia. Xog ay heshay Badweyn Online, ayaa sheegeysa in shalay lagu wargeliyay maqaayadaha Dalsan iyo Blue Sky, in aysan banaanka soo dhigi karin kuraas wixii ka dambeeya afarata galabnimo (4:00 pm).…
-
Xildhibaan Fiqi Oo Sir Culus Qarxiyey Waxa Ka Socda Dhuuso mareeb [Xog culus]
Xildhibaan Axmed Macalin fiqi Oo ka mid ah Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa uu kusugan yahay Dhuuso mareeb. Waxa uu sheeko kooban kusoo koobay Xaalka ka jira Dhuuso mareeb iyo sida ay uculus tahay in la is arko. Xildhibaan Fiqi ayaa sheegay in dadka la dul dhigay lacago oo codkooda la iibsaday gaar ahaan…
-
XOG: Sarkaal looga baqay inuu dilo Cumar Filish oo laga mamnuucay inuu tago xarunta gobolka Banaadir
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed “Filis” ayaa xarunta maamulka gobolka Banaadir ee (Vicio Governor) ka mamnuucay sarkaal madax u ah ciidanka Birmadka Booliska ee ilaaliya amniga xarunta gobolka Banaadir. Sarkaalkan oo magaciisa lagu soo koobay Yuusuf ayaa lagu wargeliyay inuusan tegi karin xarunta gobolka Banaadir oo ay ilaalo ka yihiin ciidankiisa…
-
Aragtida Ururka Ahlu Sunna iyo Shuruucda Baarlamaanka ee isdiidan !!
Dowladaha iyo nidaamyada dunida ka jira badankood waxaa hal-beeg u ah dimoqoraadiyad, iyada ayaa lagu kala baxaa, oo aragtiyada kala jeeda lagu mideeyaa, ilbaxnimaduna waxay sheegeysaa haddii aad ka qeyb qaadato inaad wixii ka soo baxo aqbasho. Soomaaliya waxay ka mid tahay dalalka dimoqoraadiyadda u bisil wax badana wali u dhimman yihiin, Sababtana waxaa leh…
-
Madaxweyne Trump oo xayiraad dhinaca Socdaalka kusoo rogaya afar dal oo Afrikan ah
Warbaahinta dalka Mareykanka ayaa ku warameysa in Madaxweyne Donald Trump uu qorsheenayo in xayiraad dhinaca socdaalka ah uu kusoo rogo afar wadan oo kuyaala Qaarada Afrika. Madaxweyne Trump ayaa wareysi uu siiyay Wargeyska Wall Street waxa uu ku sheegay in uu ka fekerayo cunaqabateyn dhanka socdaalka ah uu kusoo rogo Wadamo kuyaala Qaarada Afrika, waxa…
-
Maxeey kooxda Shabaab katiri fanaanka sheegtay in oo katirsanyahay Shabaab
Waxaa saacadihii lasoo dhaafay Warbaahinta iyo baraha bulshada aad u hadal heysay Muuqaal ay soo bandhigtay Hay’adda Nabad Sugida Soomaaliya oo Nin Fanaan ahaa ku qiranayo in uu katirsanaa Al Shabaab. Fanaankan oo lagu magacaabo Axmed Gaarane kana tirsaaa kooxda Fanka ee gobolka Banaadir ayaa muuqaalka ku qirtay in uu xubin ka ahaa Al Shabaab…
-
XOG: Fanaankii Shabaabka Noqday Oo Laga Saaray Xabsigii Nabad Sugida & Halka Lala Aaday
lo xog ogaal ah oo ka tirsan sirdoonka Soomaaliya ayaa inoo sheegay in Fanaan Abshir Gaarane Axmed oo gacanta ugu jira Laamaha ammaanka Dowladda laga saaray Xabsiga Nabad Sugida ee Habar-kahadiijo,halkaas oo maalmihii u dambeeyay lagu hayay. Fanaanka oo lagu eedeeyay inuu ka tirsanaa Al-Shabaab una qaabilsanaa xuuraansiga iyo maaliyadda gobolka Banaadir ayaa loo wareejiyay…
-
Villa Somalia :Waa ka xunnahay hadalka C/raxmaan Guulwade, wuuna iska casilay xubbinimaddii Guddiga….”
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in Danjire Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen (Guulwade) uu iska casilay xubinnimadii Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Soomaaliland. War ka soo baxay Madaxtooyada ayaa lagu sheegay in hadalka uu Warbaahinta siiyay C/raxmaan Guulwade uu yahay mid ka fog waaqaca, isla markaana uu dhaawacayo wada hadalada haatan loogu…
-
Ciidamada AMISOM oo ka baxaya degmada Mahaday ee gobolka Sh/dhexe
Wararka ka imanaya degmada Mahaday ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in ciidamada Nabad Ilaalinta AMISOM ee ku sugan degmadaas ay qorsheynayaan inay faarujiyaan saldhigyada ay ku leeyihiin magaalada Mahaday. Qaar ka mid ah maamulka degmada Mahaday ayaa u xaqiijiyay jowhar.com inay ku jiraan diyaargarow iyo qalab urursi ciidamada nabad ilaalinta AMISOM gaar ahaan wadanka Burundi.…
-
Sirdoonka Soomaaliya oo soo bandhigay fanaan qirtay inuu yahay Al-Shabaab
Muqdisho:-Hey’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa xalay barteeda Twtter-ka ku baahisay muuqaal kooban oo muujinaya fanaanka Abshir Gaarane Axmed oo qiranaya inuu ka tirsanyahay ururka Al-Shabaab. NISA ayaa qoraal kooban oo ay soo raacisay muqaalka fanaanka waxay ku tiri, “Abshir Gaarane Axmed oo ka tirsan kooxda fanka Gobalka Banadir, una qaabilsanaa…
-
Deegaano ka tirsan Gobolada Sh/Hoose iyo J/Dhexe oo xalay Duqaymo Diyaaradeedka dhaceen.
Muqdisho:-Waxaa faah-faahino laga helayaa duqeymo xoog leh oo xalay ka dhacay deegaano ka tirsan gobolada Shabeellada Hoose iyo Jubbada Dhexe, kuwaas oo lala beegsaday dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab. Deegaanada duqeynta ka dhacday ayaa kala ah, Hargeysa-yarey, Saakow iyo deegaano u dhaxeeya Jilib iyo Bu’ale oo ka tirsan gobolka Jubbada Dhexe. Duqeynta koowaad ayaa ka…
-
Top al-Shabaab fighter defects in Somalia
-
Ciyaar xiiso lahayd Arsenal oo Barbaro la gashay Chelsea
Kooxda Arsenal ayaa noqotay koox aan quusanin ka dib markii iyagoo 10 ciyaaryahan ah ah ay barbaro 2-2 ku qabteen kooxda Chelsea oo marti loo ahaa xilli David Luiz uu casaan toos ah ka qaatay daqiiqadii 26aad ee qeybtii hore. Chelsea ayaa labo jeer laga keenay hogaan ay u qabatay ciyaarta, iyadoo rigooradii uu dhaliyay…
-
Howlgal dad badan lagu soo qabtay oo xalay laga sameeyay magaalada Boosaaso.
Ciidamada Booliska Puntland ayaa howlgal dad badan lagu qabtay ka sameeyay xaafado ka tirsam magaalada Boosaaso, kaddib markii xalay la dilay Guddoomiyihii hore degmada Qandala. Howlgalka Ciidamada ayaa lagu qabtay dad u badan dhalinyaro, kuwaasoo la geeyay saldhigga Booliska. Inta badan dadka la qabtay ayaa la sii daayay, hase ahaatee waxay Ciidamada la hareen kuwo…
-
DEG DEG:Jadwalka Doorashada Garabka Ahlusunna oo la soo saarey
Hoggaanka Ahlusunna Wal-Jamaaca ayaa Maanta waxaa ay soo saareen jadwalka doorashada Madaweynaha galmudug iyo kuxigeenkiisa,xilli ay horey jawal u soo saareen guddiga doorashada Maamulka Galmudug. Hoggaanka Ahlusunna ayaa qaadacaey guddiga Jadwalka doorasho oo ay horey u soo saareen Guddiga doorashada Galmudug, iyaga oo sheegay in Xubnaha guddiga doorashoyinka la afduubtey. Qoraal ay soo saareen hoggaanka…
-
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka digay dhismaha Galmudug kala qaybsan.{Akhriiso}
Hogaamiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook-ga kaga digay dhismaha maamul Galmudug oo kala qeybsan. Hadalka ayaa kusoo aadaya iyadoo culeys uu kusoo kordhay doorashada madaxtinimadda maamulkaan kadib markii khilaaf soo kala dhexgalay Ahlusunna iyo dowladda oo quseeya hogaanka guddiga doorashada iyada oo Musharixiinta qaarkoodana hanaanka…
-
Culeys hor leh oo soo wajahay doorashada Galmudug.
Xilli dhawaan la doortay guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka Galmudug oo sanadihii dambe uu khilaaf hareeyay ayaa waxaa haddana soo baxaya in khilaaf horleh uu ka dhashay doorashada madaxweynaha, ku xigeenkiisa iyo qaabka loo maamuli doona. Ururka Ahlu Sunnah oo Dowladda Soomaaliya ay dhowr jeer isku khilaafeen hannanka doorashada Galmudug ayaa xildhibanaada ay soo xuleen ee…
-
Madaxweyne Farmaajo iyo RW Kheyre oo isku Fahmi La’ Doorashada Galmudug.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa isku fami la’ hanaanka saxda ah ee loo wajahayo doorashada madaxweynaha Galmudug. Madaxweyne Farmaajo ayaa doonaya in la dedejiyo doorashada si madaxweynaha ay wadato Villa Somalia ugu soo baxo ugana qeyb galo shirka arrimaha Soomaaliya looga hadlayo ee sanadkan ka dhacay…
-
Al-Shabaab Oo War Kasoo Saartay Fanaankii Ay Soo Bandhigtay NISA
Kadib markii Hay’adda nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA xalay ay soo Bandhigtay Fanaan sheegtay inuu ka tirsanaa Kooxda Fanka ee G/Banaadir, sidoo kalena Al-shabaab u qaabilsanaa dhanka Maaliyada ayaa waxaa arrintaas War kasoo saaray dagaalamayaasha Al-shabaab. War qoraal ah oo lagu faah faahiyay baraha Internet-ka Al-shabaab ayaa waxaa ay ku sheegeen in warkii xalay…
-
US and Somali commandos kill 3 militants in Lower Jubba region
MOGADISHU, Somalia – (Horn Observer) Somalia’s elite commando forces Danab with the help of the U.S. Africa Command conducted an airstrike against al-Shabaab terrorists who engaged Somali National Army Danab Unit near Bangeeni, Somalia, Jan. 19, Somali and US officials said. Somali security forces continue to lead operations alongside African Union Mission in Somalia (AMISOM)…
-
Dhageyso:Mid ka mid ah Xildhibaanada ay Ahlusunna soo Xushay oo sheegay in aysan jirin khilaaf ka taagan doorashada Galmudug.
Xildhibaan Shaacir Sheegow oo shir jaraaid ku qabtay hoolka Baarlamaanka Galmudug ayaa baaq u jeediyay xubnaha Ahlusunna ee Baarlamaanka Galmudug iyo Musharixiinta Madaxwayanaha iyo Madaxwayne ku xigeenka Galmudug ugu baaqay in ay qayb qaataan arimaha Doorashada Galmudug. Xildhibaan Shaacir Sheegoow oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug kana soo galay dhanka Ahlusunna waljamaaca ayaa ugu…
-
SAWIRO:Maxay ka wada hadleen Duqa Muqdisho & Safiirka Midowga Yurub?+Dhageyso
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatay safiirka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Mr. Nicolás Berlanga Martinez. kulankani ayaa ujeedkiisu ahaa dardargalinta mashaariicda horumarineed ee ka socota Caasimadda,sida agu sheegay War-Saxaafadeed laga soo saarey kulankaas. Kulanka kadib ayaa duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar…
-
Shil Labaad Oo Khasaaro Geystay Oo Maanta Ka Dhacay Muqdisho
Wararka aan ka heleyso Isgoyska Afarta Jardiino dhinaca Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa ay sheegayaan in Goordhow halkaas uu ka dhacay Shil gaari oo Khasaaro geystay. Shilkaan ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib makii uu soo fariin goostay gaari kuwa nooca Xamuulka qaado ah oo siday agabyo kala duwan oo u badnaa Bagaash,…
-
Jen. C/raxmaan Guulwaade oo sheegay inuu sax ahaa duulaankii dowladdii Milateriga ku qaaday Gobolada Waqooyi
Jen. C/raxmaan Cabdi Xuseen Guulwade oo ka mid ah Guddiga uu magacaabay Madaxweyne Farmaajo ee Wada hadalada Soomaaliya iyo Somaliland ayaa sheegay inuu sax ahaa duulaankii dowladdii Kacaankii aheyd ku qaaday Gobolada Waqooyi ee hadda la baxay Somaliland. Jen. Guulwade oo ahaa Taliyihii Ciidanka Booliska Soomaaliyeed xilligii ay dhaceysay dowladdii Milateriga aheyd ee uu hoggaaminayay…
-
Indha Cadde “Al-Shabaab Madaxtooyada ka tirsan yihiin, Golaha Wasiirada ka tirsan yihiin, Baarlamaanka…
Jen. Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) oo horay u soo noqday Wasiiru dowlaha Gaashaandhigga ayaa sheegay inuu kordhay ku milanka Al-Shabaab ee Hey’addaha dowladda, isagoo caddeeyay inay Al-Shabaab ku jiraan meel walba oo dowladda ka mid ah. Wareysi uu siiyay Raadiyaha Kulmiye ayuu ku sheegay inay lama filaan ku noqotay in Fanaan Al-Shabaab ah la…
-
Saldhigyo Al-Shabaab ay ku lahaayeen Jubbada Dhexe oo duqeymo lagu burburiyey & khasaare ka dhashay
Gobolka Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in xalay duqeymo xoogan diyaarado dagaal ay ka fuliyeen gobolkaasi. Duqeymaha oo ahaa kuwa is xig xigay ayaa waxaa lagu garaacay deegaanka Hargeysa-Yarey, degmada Saakow iyo deegaano u dhaxeeya magaalooyinka Jilib iyo Bu’ale oo ay ku sugnaayeen dagaayahannada Al-Shabaab. Wararka ayaa sheegaya in duqeynta koowaad laga fuliyey deegaanka Hargeysa-Yarey, gaar…
-
XOG: Khilaaf Soo Kala Dhex Galay Wasiir Isloow Iyo Taliye Xijaar
Wasiirka amniga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Isloow Ducaale ayaa dacwad ka dhan ah taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Xijaar u gudbiyay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo. Wasiir Isloow ayaa taliye Xijaar ku eedeeyay wada shaqeyn la’aan,wuxuuna sheegay inuu isla weyn yahay,islamarkaana aanu Xafiiska Wasaaradda amniga la soo socodsiin waxa amniga dalka ku…
-
XOG: Farmaajo & Kheyre Oo Isku Fahmi La’ Doorashada Galmudug & Xaalada Oo Cakiran
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa isku fami la’ hanaanka saxda ah ee loo wajahayo doorashada madaxweynaha Galmudug. Madaxweyne Farmaajo ayaa doonaya in la dedejiyo doorashada si madaxweynaha ay wadato Villa Somalia ugu soo baxo ugana qeyb galo shirka arrimaha Soomaaliya looga hadlayo ee sanadkan ka dhacay…
-
Madaxweynaha Hir-Shabeelle Oo Kulamo Ka Bilaabey Baladweyne
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare oo shalay Gelinkii dambe gaarey Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa uu halkaasi ka bilaabey kulamo xal raadin ah. Waare ayaa la kulmay Odayaasha Dhaqanka Baladweyne,isaga oo kala hadleyey sidii xal looga gaari lahaa khilaaf dhinaca Maamulka ah oo weli ka taagan degmada Buulo Burde ee…
-
Dhageyso:Howlgal dad badan lagu qabtay oo xalay laga sameeyay Boosaaso, kaddib dil ka dhacay
Ciidamada Booliska Puntland ayaa howlgal dad badan lagu qabtay ka sameeyay xaafado ka tirsam magaalada Boosaaso, kaddib markii xalay la dilay Guddoomiyihii hore degmada Qandala. Howlgalka Ciidamada ayaa lagu qabtay dad u badan dhalinyaro, kuwaasoo la geeyay saldhigga Booliska. Inta badan dadka la qabtay ayaa la sii daayay, hase ahaatee waxay Ciidamada la hareen kuwo…
-
Sarkaalkii Ajnabiga ee Shabaab ka goystay (Zubair Al Muhajir) oo wareysi lala yeeshay
Zubair Al Muhajir oo ka mid ahaa Saraakiisha Ajaaniibta ee ka tirsan Ururka Al Shabaab ayaa waxaa uu bixiyay wareysigii ugu horeeyay, isagoona kaga hadlay sida uu dalka ku yimid, qaabka uu Shabaabka uga soo goystay, waxa ku kalifay iyo farriin uu bulshada la wadaagay. Ka hor inta aanu bixin wareysigan oo uu siiyay VOA…