Day: January 19, 2020

  • Ciidamada DANAB oo caawa howlgal qorsheysan ku qaaday deegaanka Basra ee Sh/Dhexe

    Ciidamada DANAB oo caawa howlgal qorsheysan ku qaaday deegaanka Basra ee Sh/Dhexe

    Wararka ka imaanaya degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in Ciidamada DANAB ee ka tirsan Xoogga dalka Soomaaliya ay caawa howlgal qorsheysan ku qaadeen deegaanka Basra. Ciidamadan oo caawa fiidkii ka yimid dhanka Muqdisho, ayaa la sheegay inay ka galeen deegaanka Basra jidka Jaayga ee aada Afgooye, kana baxda degmada Balcad. Wararka ayaa…

  • Wararkii ugu dambeeyay dagaal culus oo caawa ka dhacay Marka + Khasaaraha

    Wararkii ugu dambeeyay dagaal culus oo caawa ka dhacay Marka + Khasaaraha

    Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Dagaal Culus oo Caawa ka dhacay Degmada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose, kaasi oo dhexmaray Ciidanka dowladda iyo Al-shabaab. Dagaalkan oo socday muddo kooban ayaa waxaa la sheegay in markii hore uu ku bilowday qaraxyo oo lagu qaaday Saldhig Ciidanka dowladda ay ku leeyihiin Xaafada Ruushka ee Marka.…

  • Daawo Sawirada: Al Shabaab oo gacanta ku dhigtay Diyaarad kusoo dhacday Tooro Toorow

    Daawo Sawirada: Al Shabaab oo gacanta ku dhigtay Diyaarad kusoo dhacday Tooro Toorow

    Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in diyaarad nuuca aan duuliyaha laheyn ee Drones ay kusoo dhacday deegaanka Tooro toorow ay maamulaan Xarakada Al Shabaab. Diyaaradan oo ah nuuca wax basaasa ayaa la rumeesan yahay in ay leedahay dowlada Mareykanka , waxaana diyaaradan gacanta ku dhigay dagaalyahano katirsan Al Shabaab oo ku sugan…

  • Dagaal  saxa geesood ah Ka Socda Deegaano Ka Tirsan Jubbada Hoose

    Dagaal  saxa geesood ah Ka Socda Deegaano Ka Tirsan Jubbada Hoose

    Wararka laga heleyso Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in deegaano ka tirsan Gobolkaas uu ka socda dagaal xoogan oo u dhexeeya Ciidanka Danab ee dowladda Federaalka, kuwa Jubbaland iyo dagaalamayaasha Al-Shabaab. Dagaalkan ayaa waxaa uu sigaar uga socdaa deegaan lagu magacaabo bangeeni ee ku dhow dagmada jamaame ee Gobolka Jubbada Hoose, waxaana la isku adeegsadayaa…

  • Magacyada Guddiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo Lagu Dhawaaqay

    Magacyada Guddiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo Lagu Dhawaaqay

    Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa Maanta waxaa kulan ku yeeshay Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka labaad ee dowlad Goboleedka Galmudug. Kulankan ayaa waxaa shir Guddoominayay Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal iyo labadiisa ku-xigeen, waxaana Ajendaha kulana uu ahaa magacaabista Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo labadiisa ku-xigeen. Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa ansixiyay Guddiga Doorashooyinka Madaxwaynaha iyo…

  • Wasiir Beyle oo faah faahin ka bixiyay Go’aankii RW Kheyre Uu Ku Joojiyay Mashruuca Uu Saxiixay.

    Wasiir Beyle oo faah faahin ka bixiyay Go’aankii RW Kheyre Uu Ku Joojiyay Mashruuca Uu Saxiixay.

    Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda Federaalka Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa ka hadlay Mashruucii shalay ay wada saxiixeen isaga iyo Duqa Muqdisho ee lagu dhisi lahaa Magaalooyinka dalka, hayeeshee uu joojiyay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre. Wasiir Beyle oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in Mashuuca marka hore loogu talagalay inay ka wada qeyb qaatan…

  • Taliyaha Ciidanka dhulka oo Koormeeray aagaga hore dagaalka ee Gobolka Shabeellada Hoose+Sawirro

    Taliyaha Ciidanka dhulka oo Koormeeray aagaga hore dagaalka ee Gobolka Shabeellada Hoose+Sawirro

    Muqdisho:-Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliya S/guudto C/Xamiid Maxamed Dirir ayaa Kormeer shaqo waxa uu ku tagay Difaacyada Ciidanka xoogga dalka ay ku leeyihiin Degaanada Awdheegle, Bariire, Sabiid iyo Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellada Hoose. General C/Xamiid Maxamed Dirir ayaa mid mid u dul istaagay Difaacyada isagoona halkaasi kula kulmay Ciidan ku guda jira…

  • Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo la Kulmay madax ka socotay hey’adda UNDP.

    Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo la Kulmay madax ka socotay hey’adda UNDP.

    Muqdisho:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan barnaamijyada Horumarinta ee (UNdP). Kulanka oo uu guddoomiyuhu la yeeshey kuxigeenka Wakiilka UNDP ee Soomaaliya ayaa waxaa ay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa wadashaqeynta Golaha Shacabka iyo Hay’adda…

  • Xarunta Gobolka Banaadir oo lagu qabtay munasabad xil wareejin ah.

    Xarunta Gobolka Banaadir oo lagu qabtay munasabad xil wareejin ah.

    Muqdisho:-Musaasabad kooban oo ka dhacday xarunta Gobolka Banaadir ayaa waxaa xilalka kula kala wareegay agaasimaha cusub ee waaxda waxbarashada Gobolka Benaadir Cabdiraxmaan Cumar Sheikh Nur,isagoo kala wareegay agaasimihii ka horreeyay Cabdinaasir Rooble Abuukar. Marwo Basma Caamir Shakeeti guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada ee Gobolka Banadir oo goobjoog ahayd musaabadda xil wareejinta ayaa sheegtay in muhiimad…

  • Faah-faahino kasoo baxaya dagaal culus oo caawa ka dhacay degmada Marka

    Faah-faahino kasoo baxaya dagaal culus oo caawa ka dhacay degmada Marka

    Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa salaadii makhrib ee caawa kadib waxay weerar ku bilaawday qaraxyo ku qaadeen magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellada Hoose. Wararkii ugu dambeeyey aan ka heleyno Marka waxa ay sheegayaan in ciidanka xoogga dalka ee ku sugan magaaladaas ay iska caabiyeen weerarka ay ku soo qaadeen Al-Shabaab. Al-Shabaab ayaa dhowr jiho ka soo…

  • DEG DEG: Liiska xildhibaanada Galmudug ee garabka MD Xaaf oo la shaaciyey

    DEG DEG: Liiska xildhibaanada Galmudug ee garabka MD Xaaf oo la shaaciyey

    Guddiga doorashada Galmudug ee uu magacaabay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa soo saaray liiska baarlamaanka labaad ee Galmudug. Xildhibaanada liiskooda la shaaciyey ee garabka madaxweyne Xaaf ayaa gaaraya 68 xildhibaan, kuwaas oo qoraalka lagu sheegay inay soo xuleen odayaasha rasmig ah ee saxiixayaasha beelaha Galmudug . Warqadda lagu shaaciyey liiska xildhibaanada cusub ee…

  • Bankiga Adduunka Oo Diiday Joojintii RW Kheyre Ku sameeyey Mashruuca

    Bankiga Adduunka Oo Diiday Joojintii RW Kheyre Ku sameeyey Mashruuca

    Warar lagu kalsoon yahay oo aan ka helnay ilo kala duwan ayaa noo sheegay in Bankiga Adduunka uu ka hor yimid is hortaaga Xukuumada ku sameysay Mashruuca Waddooyinka lagu dhisayo Afar Magaalo oo Xamar ku jirto. Shalay ayaa waxaa Wasiir Beyle,Duqa Muqdisho Cumar Filish iyo Wasiir Cabdi Hoosoow ay saxiixdeen Mashruucani oo ku kacayey 112…

  • Xildhibaanada Galmudug oo looga digay inay saddex musharax la kulmaan

    Xildhibaanada Galmudug oo looga digay inay saddex musharax la kulmaan

    Baarlamaanka cusub ee Galmudug ayaa looga digay ilaa amar dambe in ay la kulmaan qaar kamid ah musharaxiinta Madaxweynaha Galmudug oo ay u taagan yihiin ku dhawaad 10 qof. Saraakiil ka tirsan Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo hagaya dhismaha Galmudug, kana shaqeynaya in musharaxa dowladda ee Qoor Qoor uu guuleystom ayaa la sheegay in Xildhibaanada…

  • Maxay tahay sababta ay shirkadda Turkiga maanta ula soo baxday qalabkii dhismaha jidka Afgooye?

    Maxay tahay sababta ay shirkadda Turkiga maanta ula soo baxday qalabkii dhismaha jidka Afgooye?

    Shirkadda Turkiga ee dhismaha ka wada wadada xiriirisa magaalada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose iyo magaalada Muqdisho ayaa lasoo baxday qalabkeeda. Shirkadda ayaa maanta bilowday in ay qalabkii ay ku shaqeynayeen dib ugasoo rarto, iyadoo usoo daabushay gudaha magaalada Caasimada ah ee Muqdisho. Sida ay illo wareedyo lagu kalsoon yahay u xaqiijiyeen Shabakadda Badweyn Online,…

  • DEG DEG: Diyaarad ku dhacday Deegaan Al Shabaab Maamulaan

    DEG DEG: Diyaarad ku dhacday Deegaan Al Shabaab Maamulaan

    Sida ay Maqribnimadii Caawa faafiyeen Warbaahinta Al Shabaab waxaa Deegaanka Toora tooroow Ee gobolka Shabellaha Hoose kusoo dhacday Diyaarad nuuca is wada ah. Diyaaradaan Drone-ka ah ayaa la sheegay inay aheyd nuuca wax duqeysa,waxaana ay kusoo dhacday baa la yiri Deegaanka Toora tooroow. Warbaahinta Al Shabaab ayaa lagu faafiyey Warbixintaan kooban oo la sheegay in…

  • Rag iyo Haween Soomaali ah oo looga shakiyay weerar argagaxiso oo lagu qabtay Nairobi

    Rag iyo Haween Soomaali ah oo looga shakiyay weerar argagaxiso oo lagu qabtay Nairobi

    Ciidamada argagiso la dirirka dalka Kenya ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Naiarobi waxa ay ku qabteen shan qof oo la tuhmayo in ay maleegayeen weerar argagaxiso. Saraakiil katirsan laamaha amaanka Kenya ayaa sheegay in la qabtay 5 qof oo looga shakiyay inay diyaarinayeen weerar argagixiso oo ay ka fuliyaan gudaha Nairobi, waxaana 5-tan qof…

  • Xukuumada Oo Si Cad Usheegtay Inay Imaaraat-ka Carabta Yihiin Kuwa…

    Xukuumada Oo Si Cad Usheegtay Inay Imaaraat-ka Carabta Yihiin Kuwa…

    Dawlada Soomaaliya ayaa qirtay in Khilaaf diblomaasiyadeed uu in muddo ah ka dhex jiray Waddamada Soomaaliya iyo Imaaraat-ka Carabta. Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay inay ku rajo weyn yihiin dhameynta Xiisada ka dhex jirtay labada waddan. Wasiirka oo Wareysi uu siiyey Wargeyska Sharqal Awsad ayaa sheegay in Dawlado Xiriir la leh…

  • C/raxmaan C/shakuur oo ka hadlay ujeedada laga leeyahay Mashruucii uu hakiyay Ra’iisul Wasaaraha

    C/raxmaan C/shakuur oo ka hadlay ujeedada laga leeyahay Mashruucii uu hakiyay Ra’iisul Wasaaraha

    Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mid ah Siyaasiyiinta Mucaaradka kuwa ugu weyn ee dhaliila dowladda Federaalka ayaa ka hadlay mashruucii bankiga Adduunka ee horumarinta Muqdisho iyo saddex magaalo ee caasimahada dowlad goboleedyada Puntland, Koofur Galbeed iyo Jubbaland. C/raxmaan C/shakuur ayaa su’aalo ka keenay ujeedada ka dambeysa joojinta Xukuumadda ee mashruucaas, iyadoo bishii…

  • DHAGEYSO: Wasiir Beyle Oo Lagu Amray Inuu Ka Hadlo Mashruucii Shalay La joojiyey

    DHAGEYSO: Wasiir Beyle Oo Lagu Amray Inuu Ka Hadlo Mashruucii Shalay La joojiyey

    Wasiirka Maaliyada Soomaaliya Dr C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa waxa uu maanta ka hadlay Arin Hadal heyn xoog leh sababtay Saacadihii lasoo dhaafay. Wasiir Beyle oo umuuqday mid lagu qasbay inuu saxaafada kala hadlo Mashruucaas in la joojiyey ayaa waxa uu sheegay in dib loogu laabanayo Qaabka Loo kala gaarsiin doono Maamulada Dalka. Waxa uu Wasiirku…

  • KASHIFAAD: Khilaaf Culus Soo Kala Dhex Galay Cumar Filish & Madaxweyne Waare

    KASHIFAAD: Khilaaf Culus Soo Kala Dhex Galay Cumar Filish & Madaxweyne Waare

    Kadib Mashruucii Shalay Sabtidii la saxiixay ee Wasaarada Maaliyada,Wasaarada Howlaha guud iyo Maamulka Gobolka Banaadir Qalinka ku duugeen ayaa waxa abuurantay jawi Cakirnaan. Ra’iisal Wasaare Kheyre ayaa go’aan ka gaaray xiisad laga cabsi qabay inuu dalka lugaha la galo Marxalad Dawlada Saameyn ku yeelato. Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa joojiyey Mashruucaasi Magaalooyinka Xamar,Kismaayo,Garowe iyo Baydhabo…

  • Imaaraadka Carabta oo war kasoo saaray qaraxii duleedka Muqdisho.

    Imaaraadka Carabta oo war kasoo saaray qaraxii duleedka Muqdisho.

    Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii ismiidaaminta ahaa oo ay shalay ku geeriyoodeen afarta qofood kana dhacay inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye. Wasaaradda arrimaha dibadda Imaaraadka ayaa war qoraal ah ku cambaareysay weerarkii shalay dhacay, waxeyna tacsi u dirtay qoysaskii ay dadkooda ku dhibaatoobeen dhibaatadii dhacday. Imaaraadka oo horay loogu eedeeyay…

  • Cadaaladii madaxweynaha laga raadiyey: Kiiska Amaal, cabashadii Hooyo Amran iyo jawaabtii madaxtooyada

    Cadaaladii madaxweynaha laga raadiyey: Kiiska Amaal, cabashadii Hooyo Amran iyo jawaabtii madaxtooyada

    Hooyo lagu magacaabo Amran Maxamed Cusmaan ayaa 16-kii bishan Janaayo 2020 soo jeedisay cabasho ku saabsan gabadh ay dhashay oo maqan, ayna ku eedeysay inay afduubteen ciidamada ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya, iyadoo dalbatay in arrinteeda lasoo farageliyo oo madaxda sare sida madaxweynaha iyo ra’iisal wasaaraha ka codsatay inay wax u qabtaan. Nuxurka cabashada Hooyo Amran wuxuu…

  • Somalia’s Al-Shabaab has placed 18 lawmakers in the new Galmudug parliament

    Somalia’s Al-Shabaab has placed 18 lawmakers in the new Galmudug parliament

    MOGADISHU, Somalia (HORN OBSERVER) – Members of the new Galmudug State Assembly will on Friday select the next Speaker of the regional House of Representatives in a highly contested election in one of the most divided regions in Somalia. But few know about the background of the 89 regional lawmakers picked by clan elders who,…

  • Al-Shabaab oo 18 Xubnood Ku Yeelatay Baarlamaanka Cusub ee Galmudug=Warbixin Xasaasi ah=

    Al-Shabaab oo 18 Xubnood Ku Yeelatay Baarlamaanka Cusub ee Galmudug=Warbixin Xasaasi ah=

    Xubnaha cusub ee Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug oo ka kooban 89 ayaa 18 ka mid ah waxaa loo Aqoonsaday inay yihiin taageerayaal kooxda Shabaab, ay ku soo darsatay baarlamaanka Galmudug. Sida laga soo xigtay ilo xog-ogaal ah kooxda Xagjirka ah ee shabaab waxa,ay si adag ugu Ololeeyeen Xildhibaano In ay ku yeeshaa Baarlamaanka Galmudug taas…

  • Xarunta Dowladda Hoose ee Baladweyne oo xiran ,kadib amar ka soo baxay Gudoomiyaha G/Hiiraan.

    Xarunta Dowladda Hoose ee Baladweyne oo xiran ,kadib amar ka soo baxay Gudoomiyaha G/Hiiraan.

    Amar ka soo baxay guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Muxumed Caraale ayaa lagu xiray xarunta dowladda hoose ee Baladweyne,sida ay sheegayaan wararka laga helayo Magaalada Baladweyne. Mas’uuliyin ka tirsan Maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Gudoomiye Caraale uu fulinayo Amar horey u soo saareen guddiga arimaha gudaha iyo amniga xildhibaanada Hir-Shabeelle. Sababaha ugu weyn ee loo…

  • Akhriiso: Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug oo lagu dhawaaqey & ahlusuna oo kujirta

    Akhriiso: Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug oo lagu dhawaaqey & ahlusuna oo kujirta

    Baarlamaanka Galmudug ayaa ansixiyay Guddiga Doorashooyinka Madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa kulan ka dhacay xarunta Baarlamaanka Galmudug ee Dhuusamareeb waxaana shir guddoominaayay GudoomiyahaBaarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal. Guddiga doorashada Madaxweynaah iyo kuxigeenkiisa ayaa waxaa ay ka kooban yihiin 13 Xubnood,kuwaas oo laag soo xuley Baarlamaanka cusub ee Galmudug,waxaana guddigaan ay dhawaan soo saari doonaan jadwalka…

  • Hirshabeelle oo Hay’adaha samafalka ku amartay inay is diiwaan geliyaan.

    Hirshabeelle oo Hay’adaha samafalka ku amartay inay is diiwaan geliyaan.

    Muqdisho:-Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa fartay Hey’adaha Samafalka ee ka howlgala Deegaanada Hirshabelle in ay iska soo diiwaan galiyaan Xafiiska Wasaaradda Qorsheynta ugu Dambeyn 31-da bishani janaayo ee 2020. Wasaaradda ayaa sheegtay iney arrintaan uga gol leedahay dardar gelinta howlaha horyaala sanadka 2020,islamarkaana ay muhiim tahay in la…

  • Guddiga KMG ee ka baaraan-degidda Sharciga doorashooyinka oo kulan u socda

    Guddiga KMG ee ka baaraan-degidda Sharciga doorashooyinka oo kulan u socda

    Guddiga KMG ee Aqalka Sare u qaabilsan Ka Baaraan-degidda Hindise sharciyeedka Doorashooyinka Qaran ayaa kulankooda afaraad maanta ku yeeshay Xarunta Aqalka Sare. Kulankan oo uu shir guddoominayay Senator Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan oo ah Guddoomiyaha Guddiga ayaa waxaa looga arrinsaday howlaha hor-yaala iyo dib u eegista sharcigan. Guddiga ayaa qeyb walba dib u eegis ku…

  • Ciidamada oo dagaal kula wareegay deegaano ka tirsan Jubbooyinka

    Ciidamada oo dagaal kula wareegay deegaano ka tirsan Jubbooyinka

    Wararka laga helayo deegaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya ay bilaabeen howlgal ka dhan ah dagaalamayaasha Ururka Al-Shabaab. Howlgalka ayaa saraakiisha hoggaamineysa waxaa ay sheegeen inay ka wadaan deegaanka Bangaani oo hoostaga degmada Jamaame, halkaas oo ay ku sugnaayeen Xubno ka tirsan Al-Shabaab. Saraakiil…

  • Ciidamada Xoogga dalka oo deegaano hor leh kala wareegay maleeshiyada Al-Shabaab.

    Ciidamada Xoogga dalka oo deegaano hor leh kala wareegay maleeshiyada Al-Shabaab.

    Muqdisho:- Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta Jubbaland ayaa ku sii qul qulaya nawaaxiga degmada Jamaame,iyagoo goobo hor leh kala wareegay maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab . Ciidamada Xoogga ayaa la wareegay fariisimo argagixisadu ay ku dhibaateyn jirtay shacabka,waxayna dileen horjoogeyaal iyo maleeshiyaad badan oo ka tirsanaa Al-Shabaab. Korneyl Idiris Kuusow Sheikh Cabdi oo la hadlay Warbaahinta…

  • Wasiir Arrimaha dibadda Turkiga “Weerarkkii Soomaaliya ka dhacay wuxuu mar kale muujinayaa wajiga foosha xun ee argagixisada..”

    Wasiir Arrimaha dibadda Turkiga “Weerarkkii Soomaaliya ka dhacay wuxuu mar kale muujinayaa wajiga foosha xun ee argagixisada..”

    Muqdisho:- Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in weerarkii argagixiso ee shalay ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose uu muujinayo wajiga foosha xun ee argagixisada. Wasiirka arrimaha dibada Turkiga Mevlüt Çavuşoğlu ayaa sheegay in marnaba ka joojin doonin la dagaalanka argagixisada weerarada bahalnimada ay geysanayaan. “Weerarkkii argagixiso ee Soomaaliya ka dhacay waxa uu mar kale…

  • Wiil dhalinyaro ah oo Xaaskiisu ku dishay degmada Afgooye.

    Wiil dhalinyaro ah oo Xaaskiisu ku dishay degmada Afgooye.

    Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in goordhaw magaaladaasi lagu dilay wiil dhalinyaro ahaa kana Mid ah dhalinyarada sida wayn looga yaqaanay degmadaasi. Wiilkaan oo magaciisa lagu sheegay Cabdisalaan Maxamed Macalin ayaa warar kala duwan ka soo baxayaan qaabka uu u dhacay dilkiisa. Dhalinyarada taqaanay oo qoorkood Badweyn la hadleen…

  • SAWIRO:Madaxweynaha KG Oo Farriin U Direy Ciidamo Loo Diyaariyey Sh/Hoose

    SAWIRO:Madaxweynaha KG Oo Farriin U Direy Ciidamo Loo Diyaariyey Sh/Hoose

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxaa uu booqday Ciidamo Maamulkaas loogu tababarey Magalada Muqdisho. Ciidamadaan oo tiro ahaa gaaraya 400 oo Askari ayaa ah kuwa ka tirsan Booliska Koonfur Galbeed,kuwaas oo lagu tababarey Xerada Tababarka ciidamada ee Janeraal Kaahiye ee Magaalada muqdisho,iyaga oo ka…

  • DEG DEG: Dagaal Xoogan Oo Ka Socda Deegaano Ka Tirsan Jubbada Hoose

    DEG DEG: Dagaal Xoogan Oo Ka Socda Deegaano Ka Tirsan Jubbada Hoose

    Wararka aan ka heleyno Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in deegaano ka tirsan Gobolkaas uu ka socda dagaal xoogan oo u dhexeeya Ciidanka Danab ee dowladda Federaalka, kuwa Jubbaland iyo dagaalamayaasha Al-shabaab. Dagaalkan ayaa waxaa uu sigaar uga socdaa deegaan lagu magacaabo bangeeni ee ku dhow dagmada jamaame ee Gobolka Jubbada Hoose, waxaana la isku…

  • Sawirro:Somaliland oo soo dhaweysay ciidan ka soo goostay Puntland

    Sawirro:Somaliland oo soo dhaweysay ciidan ka soo goostay Puntland

    Saraakiil ka tirsan Milatariga Somaliland ayaa maanta magaalada Laacsaanood ee xarunta gobolka Sool ku soo dhaweeyey ciidamo la sheegay inay ka soo goosteen Puntland, kuna biiray kuwa maamulka Somaliland. Ciidamadaan oo warbaahinta loo soo bandhigay ayaa waxa ay tiradooda Somaliland ku sheegtay illaa 30 askari oo uu ku jiro taliyaha hoggaaminayey. Sidoo kale saraakiisha Somaliland…

  • XOG: Xubno Shabaab oo la sheegay inay gudaha u soo galeen Dhuusamareeb & Cabsii ka jirta magaalada

    XOG: Xubno Shabaab oo la sheegay inay gudaha u soo galeen Dhuusamareeb & Cabsii ka jirta magaalada

    Dagaal-yahano la rumeysan inay ka tirsan yihiin Ururka Al Shabaab ayaa la soo sheegaya in ay gudaha u soo galeen Magaalada Dhuusamareeb, xilli magaalaadaasi uu ka jiro mashquul xoogan oo arrimaha doorashada la xiriira. Saraakiisha Ciidamada Dowladda ee ka hawlgala Magaalada Dhuusamareeb ayaa lala wadaagay xoggo uu helay Sirdoonka, oo ku aadan in mintidiin ka…

  • Xarunta Dowladda Hoose Ee Baladweyne Oo La Xirey & Xisad halkaasi ka jirta

    Xarunta Dowladda Hoose Ee Baladweyne Oo La Xirey & Xisad halkaasi ka jirta

    Amar ka soo baxay guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Muxumed Caraale ayaa lagu xiray xarunta dowladda hoose Baladweyne,sida ay sheegayaan wararka laga helayo Magaalada Baladweyne. Mas’uuliyin ka tirsan Maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Gudoomiye Caraale uu fulinayo Amar horey u soo saareen guddiga arimaha gudaha iyo amniga xildhibaanada Hir-Shabeelle. Sababaha ugu weyn ee loo xirey…

  • XOG: Hoggaanka Ahlu Suna Oo Lagu Amray Iney Ka Guuraan Xarunta INJ

    XOG: Hoggaanka Ahlu Suna Oo Lagu Amray Iney Ka Guuraan Xarunta INJ

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa amar ku bixisay in xarunta INJ ay ka baxaan Hoggaanka Ahlu suna oo halkaasi oo mudooyinkii ugu dambeeyay degnaa. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya ay amar Ku bixisay in hoggaanka Ahlusunna ay baneeyaan xarunta Inji oo ah xarun dowladeed. Hoggaanka Ahlu suna ayaa durba diidmo ka keenay amarka…

  • Muuse Biixi Oo Maanta Golaha Wakiilada Ka Hor Jeedi Doona Khudbad Lawada Sugayo

    Muuse Biixi Oo Maanta Golaha Wakiilada Ka Hor Jeedi Doona Khudbad Lawada Sugayo

    Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa lafilayaa inuu maanta khudbad sanadeedkiisii ka hor jeediyo labada Gole ee Barlamaanka Somaliland. Khudbadda sanadeedka Madaxwayne Biixi oo noqonaysa tiisii labaad  ayaa kusoo beegantay wakhti ay xaalad siyaasadeed wajaheyso Somaliland, muran iyo dib u dhac badan uu ka jiro doorashooyinka golaha wakiillada, golaha deegaanka, khilaafka xisbiyada iyo xukuumadda, wadahadallada…

  • Ciidamada Dowladda Oo Al-Shabaab Kala Wareegay Deegaano Horleh

    Ciidamada Dowladda Oo Al-Shabaab Kala Wareegay Deegaano Horleh

    Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya gaar ahaan kuwa DANAB ayaa waxaa la sheegay inay Ururka Al-Shabaab kala wareegeen deegaano dhowr ah oo ku yaalla Gobolka Jubbada Hoose. Saraakiil ka tirsan Ciidamada Jubbaland ayaa waxaa ay sheegen in Ciidamada DANAB oo ay wehlinayeen kuwa Daraawiishta Jubbaland ay howlgal kula wareegeen deegaano u…

  • Xog: Waare Iyo Lafta-Gareen Oo Cabasho Ugu Yimid DF

    Xog: Waare Iyo Lafta-Gareen Oo Cabasho Ugu Yimid DF

    Warar hoose oo aan heleyno ayaa sheegaya in madaxweynayaasha Koonfur Galbeed iyo HirShabelle ay Muqdisho u yimaadeen cabasho ka dhan ah dowladda Soomaaliya. Xogta aan helnay ayaa sheegeysa in dhinacyadaan ay Baydhabo isaga wareysteen dhibaatooyin ay ku qabaan lacagihii ay heli jireen ee maamul gobaleedyada loo marsiiyo Bangiga dhexe iyo wadashaqeynta Xukuumadda oo aad u…

  • Dwoladda Turkiga Oo Muwaadiniintiisa Kala Baxayo Somalia

    Dwoladda Turkiga Oo Muwaadiniintiisa Kala Baxayo Somalia

    Dowladda Turkiga ayaa shaacisay iney muwaadiniinteeda kala baxeyso Soomaaliya gaar ahaan magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ka dib markii ay sii kordheen weerarada lala bartilmaameedsanayo. Ururka Al-Shabaab ayaa shalay weerar ismiidaamin ah ku qaaday shaqaalo Turkish iyo Ciidamo Soomaali oo ilaalinayay,kuwaas oo ka shaqeynayay dhismaha wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye,weerarka ayaa ka dhacay halka…

  • XOG: Maamulada Jubbaland Iyo Puntland Oo Xiriirka U Jaray DF

    XOG: Maamulada Jubbaland Iyo Puntland Oo Xiriirka U Jaray DF

    Wararka aan ka heleyno magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in halkaas wali uu kulamo uga soconayo madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Jubbaland,kaas oo ay kaga arinsanayaan xaaladda guud ee dalka. Wararka oo qaar oo aan heleyno ayaa sheegaya in Siciid C/llaahi Deni iyo Axmed Madoobe ay isla garteen iney hakiyaan xiriirkii kala dhaxeeyay…

  • Sanbaloolshe Oo Sheegay Hal Sabab Oo DF Aysan Uga ‘Adkaan Karin’ Al-Shabaab

    Sanbaloolshe Oo Sheegay Hal Sabab Oo DF Aysan Uga ‘Adkaan Karin’ Al-Shabaab

    Taliyihii hore ee hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Cabdullahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa ka hadlay qaraxyada joogtada ah ee Al-Shabaab ku weerarayaan shaqaalaha dhisaya wadada laamiga ah ee xariirisa magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye. Sanbaloolshe oo u waramay Idaacadda Kulmiye ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dowladda Turkiga ay tahay tan kaliya ee…

  • Guddiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug Oo Lagu Dhawaaqayo

    Guddiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug Oo Lagu Dhawaaqayo

    Xildhibaannada Cusub ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Maanta yeelanaya kulankoodii ugu horeeyey tan iyo wixii ka dambeeyey doorashadii Guddoonka Baarlamaanka Galmudug oo dhacdey maalin ka hor. Kulanka ayaa waxaa ay uga hadli doonaana Arrimo dhowr ah,waxaana Xildhibaano ka tirsan Galmudug ay sheegeen in Maanta ay ku dhawaaqi doonaan guddiga doorashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo ay…

  • XOG: Khilaaf Xooggan Oo Soo Kala Dhex Galay Kheyre & Wasiir Beyle

    XOG: Khilaaf Xooggan Oo Soo Kala Dhex Galay Kheyre & Wasiir Beyle

    Xogo dheeraad ah ayaa laga helayaa sababta Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre uu u joojiyay mashruuca dhismaha wadooyinka qaar ka mid ah magaalooyinka dalka,kaas oo shalay kala saxiixdeen Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir. Saacadihii lasoo dhaafay ayaa waxaa baraha bulshadda qabsaday sababta looga tagay maamulada Galmudug iyo Hirshabeelle. Amar kasoo baxay Ra’iisul Wasaaraha…

  • Wasiirka maaliyadda iyo Wasiirka Qorsheynta DF ayaa Hirshabelle ku eedeysay in ay ku haayaan cadaalad darro ugaar ah Galmudug iyo Hirshabelle

    Wasiirka maaliyadda iyo Wasiirka Qorsheynta DF ayaa Hirshabelle ku eedeysay in ay ku haayaan cadaalad darro ugaar ah Galmudug iyo Hirshabelle

    Lataliyaha sare ee dhanka Saxaafadda Xasan Cabduqaadir Muudey ayaa eed kulul ujeediyay labada wasiir, waxa uuna madaxda sare ugu baaqay in baaritaan lagu sameeyo cadaawadda ay kula kacaan maamul goboleedyada dalka. Waxa uuna uqornaa qoraalka uu ku soo daaabacay bartiisa facbooka sidaan:- ●Wasiirka Maaliyadda Beyle wuxuu cadaalad darro badan kusameeyay inta uu xilka wasaaraddaasi haayay…