Day: January 16, 2020

  • Maamulka G/Banaadir iyo Madax ka socotay Qaramada Midoobay oo ka wada hadlay arrimo badan.

    Maamulka G/Banaadir iyo Madax ka socotay Qaramada Midoobay oo ka wada hadlay arrimo badan.

    Muqdisho;- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ku xigeenka ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya, gaar ahaan isuduwaha dhinaca arrimaha beni’aadanimada Mr.Adam Abdelmoula. Kulankani oo ay goob joog ka ahaayeen Guddoomiye ku-xigeenada maamulka iyo arrimaha bulshada ee gobolka Banaadir ayaa…

  • Wararkii ugu dambeeyay doorashada guddoonka baarlamanka Galmudug iyo qiimaha xildhibaanada lagu kala iibsanaayo oo gaartay

    Wararkii ugu dambeeyay doorashada guddoonka baarlamanka Galmudug iyo qiimaha xildhibaanada lagu kala iibsanaayo oo gaartay

    Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ka soconaya qaban qaabadii ugu dambeysay, ee loogu diyaar-garoobayo Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Galmudug, oo maalinta berrito ka dhaceysa magaaladaasi. Doorashadan oo illaa saddex heer ah ayaa waxaa loogu tartamaya kuraasta Gudoomiyaha Baarlamaanka, Gudoomiye Kuxigeenka 1aad iyo Gudoomiye Kuxigeenka 2aad. Illaa saddex musharax ayaa u taagan jegada Gudoomiyaha Baarlamaanka, iyadoo kursiga Gudoomiye…

  • Magacyada sadex Musharax oo loo saadaalinayo inay noqdaan Gudoonka Baarlamaanka Galmudug.

    Magacyada sadex Musharax oo loo saadaalinayo inay noqdaan Gudoonka Baarlamaanka Galmudug.

    Magaalada Dhuusomareeb ee Caasimada maamulka Galmudug waxaa caawa ka socda olole xoogan ay wadaan qaar kamid ah musharaxiinta u taagan xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudig iyo labadiisa kuxigeenka . Musharaxiinta qaar ayaa caawa helaya taageerada iyo balan qaadka Xildhibaanada codkooda lagu kala baxayo, halka musharaxiinta qaarna ay quusteen kadib markii ogaadeen in Xildhibaanada aysan…

  • Waa maxay Doorka Al-Shabaab ay ku leeyihiin magacaabista gudoomiyaha rugta ganacsiga G/Banaadir?

    Waa maxay Doorka Al-Shabaab ay ku leeyihiin magacaabista gudoomiyaha rugta ganacsiga G/Banaadir?

    Waxaa dhawaan la magacaabay gudoomiyaha rugta ganacsiga gobolka Banaadir Axmed Cabdullaahi Xasan, kadib markii muddo saddex sano ah ay isku khilaafsanaayeen ganacsatada waa weyn ee gobolka Banaadir kuwaas oo isku heystay cidda qabaneysa xilkaas. Masuuliyiin sare-sare oo ka tirsan dowladda Federaalka ayaa isku dayay iney khilaafkaan xaliyaan, waxeyna ganacsatda ka codsadeen iney xal la yimaadaam,…

  • Musharaxa laga yaabo in madaxweyne kanoqdo Galmudug oo digniin culus udiray DF

    Musharaxa laga yaabo in madaxweyne kanoqdo Galmudug oo digniin culus udiray DF

    Gen Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare, oo ah Musharax u taagan qabashada xilka Madaxtinimo ee Maamulka Galmudug, ayaa Dowlada federaalka ah ee Soomaaliya ugu digay inay joojiso fara-gelinta ay ku heyso dhismaha Maamulka Gal-mudug gaar ahaan Xildhibaanada lasoo xulay. Musharaxa ayaa ka digay in isqab-qabsiga siyaasadeed ee Muqdisho  loo soo raro Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug kaasi…

  • DF oo war ka soo saartay xubno Shabaab ah oo lagu dilay Sh/Hoose

    DF oo war ka soo saartay xubno Shabaab ah oo lagu dilay Sh/Hoose

    Warbaahinta dowladda Soomaaliya ayaa baahisay in galinkii dambe ee maanta ay ciidanka xoogga dalka iyo kuwo Mareykan ah duqeyn lala beegsaday xubno Shabaab ah ka fuliyeen gobolka Shabeellada Hoose. TV-ga Qaranka oo soo xiganaya saraakiil ka tirsan hoggaanka ciidanka militeriga Soomaaliya ayaa sheegay in bartilmaameedka duqeyntaasi uu ahaa labo sarkaal oo ka tirsanaa Al-Shabaab, kuwaas…

  • Sadex Musharax oo loo saadaalinayo in ay noqdaan Gudoonka Baarlamaanka Galmudug (Magacyada +Sawirro)

    Sadex Musharax oo loo saadaalinayo in ay noqdaan Gudoonka Baarlamaanka Galmudug (Magacyada +Sawirro)

    Magaalada Dhuusomareeb ee Caasimada maamulka Galmudug waxaa caawa ka socda olole xoogan ay wadaan qaar kamid ah musharaxiinta u taagan xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudig iyo labadiisa kuxigeenka . Musharaxiinta qaar ayaa caawa helaya taageerada iyo balan qaadka Xildhibaanada codkooda lagu kala baxayo, halka musharaxiinta qaarna ay quusteen kadib markii ogaadeen in Xildhibaanada aysan…

  • Wararkii Ugu Dambeeyay Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Galmudug iyo Olole xoogan oo Caawa socda

    Wararkii Ugu Dambeeyay Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Galmudug iyo Olole xoogan oo Caawa socda

    Waxaa beri oo jimco ah lagu wadaa in magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ka dhacdo Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Galmudug, waxaana doorashada ku tartamaya musharaxiin dhoor ah. Waxaa caawa magaalada Dhuusomareeb ka socda olole xoogan ay wadaan Mushaaxiinta u taagan xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo labadiisa kuxigeen , waxaana caawa xarumaha musharaxiinta ka jira mashquul aad…

  • ARAG CADEYMO: Boorsooyin Lacago Ah Oo Kusii qul qulaya Dhuuso mareeb

    ARAG CADEYMO: Boorsooyin Lacago Ah Oo Kusii qul qulaya Dhuuso mareeb

    Magaalada Dhuuso mareeb waxay maalmahan dambe marti gelineysay Shirar Siyaasadeed kuwii ugu culusaa maadaama ay Doorasho Ka jirto. Waxaa doorashada Gar wadeen u ah Oo Codkooda ku imaan doonaan Mas’uuliyiinta Maamulka cusub Ee Galmudug Xildhibaanada Jimcihii hore lasoo bandhigay. Boorsooyin lacag ah ayaa magaalada galay oo Murashaxiinta,Siyaasiyiinta iyo dad ku wacan abaabulka Doorashada ay wadaan.…

  • XOG: Doorka Marwada Qaranka Ee Doorashada Galmudug & Xildhibaano Ay La Hadashay

    XOG: Doorka Marwada Qaranka Ee Doorashada Galmudug & Xildhibaano Ay La Hadashay

    Sida ilo lagu kalsoon yahay Badweyn usheegeen Marwada Qaranka Seynab Maxamed Macalin ayaa waxay door weyn ku leedahay Arimaha Doorashada Galmudug. Gabdho ku jira Baarlamaanka Galmudug waxay sheegeen in ay lasoo hadleen Haween Ergo ahaan ka ahaa Marwada Qaranka Seynab. Waxay sheegeen inay ka dalbatay Codkooda inay ku taageeraan Doorashada Berri ka dhaceysa Dhuuso mareeb…

  • Kaalinta Al-Shabaab ay ka qaateen magacaabista gudoomiyaha rugta ganacsiga G/Banaadir

    Kaalinta Al-Shabaab ay ka qaateen magacaabista gudoomiyaha rugta ganacsiga G/Banaadir

    Waxaa dhawaan la magacaabay gudoomiyaha rugta ganacsiga gobolka Banaadir Axmed Cabdullaahi Xasan, kadib markii muddo saddex sano ah ay isku khilaafsanaayeen ganacsatada waa weyn ee gobolka Banaadir kuwaas oo isku heystay cidda qabaneysa xilkaas. Masuuliyiin sare-sare oo ka tirsan dowladda Federaalka ayaa isku dayay iney khilaafkaan xaliyaan, waxeyna ganacsatda ka codsadeen iney xal la yimaadaam,…

  • Macalimiinta Dalka Kenya Oo Hub Dalbaday & Xaalka Oo umuuqda mid kasii daraya

    Macalimiinta Dalka Kenya Oo Hub Dalbaday & Xaalka Oo umuuqda mid kasii daraya

    Ururka macalimiinta ee Kenya ayaa ku baaqay in la hubeeyo macalimiinta ka howlgalo deegaannada ay ka dhaceen weerarada dalkaas isla markaasna macalimintaas la siiyo tabbabar militari iyo qoryo si ay ammaankooda u sugaan. Saraakiil ka tirsan ururka macalimiinta dugsiyada hoose ee Kenya ayaa arrintani sheegay kaddib markii ay la kulmeen macalimiin kasoo cararay deegaanka Kamuudey…

  • SAWIRRO: Maxay ka wada hadleen Cumar Filish & Ku-xigeenka QM ee Somalia?

    SAWIRRO: Maxay ka wada hadleen Cumar Filish & Ku-xigeenka QM ee Somalia?

    Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ku xigeenka ergayga gaar ah ee QM u qaabilsan arimaha Soomaaliya gaar ahaan iskuduwaha dhinaca arimaha bini’aadanimada MR.Adam Abdelmoula. Kulankani oo ay goob joog ka ahaayeen guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo maaliyada gobolka Banaadir iyo guddoomiye ku-xigeenka arimaha bulshada gobolka…

  • Xog cusub: Doorashada Galmudug oo ay dhici karto in looga adkaado dowlada

    Xog cusub: Doorashada Galmudug oo ay dhici karto in looga adkaado dowlada

    Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ka soconaya loolan xoogan oo siyaasadeed, kaasoo looga soo horjeedo Dowladda Federaalka Somaliya, oo iyadu wadato musharax ay la dooneyso inuu ku soo baxo Doorashada Xafiiska Madaxtooyada Galmudug. Villa Somalia ayaa toddobadyadii la soo dhaafay muujisay xusulduubka ay ugu jirto inay kaalin muuqato ku yeelato maamulka cusub ee lagu wado in…

  • Shirkadda Ethiopian Airlines oo dhisaneysa garoonka ugu weyn qaarada Afrika

    Shirkadda Ethiopian Airlines oo dhisaneysa garoonka ugu weyn qaarada Afrika

    Ethiopian Airlines ayaa hadda ku shaqeysa garoonka dayuuradaha Pole ee magaalada Addis oo ku fadhiya 35-km oo labo jibbaaran. Agaasimaha Fulinta ee shirkadda Tewolde Gebremariam ayaa sheegay in Garoonka cusub laga dhisayo degaanka Bishoftu oo oo 39-km Koonfur bari ka xiga Addis ababa, isagoo xusay in ujeedku yahay inuu sanad kasta qaado 100 milyan oo…

  • Xog laga helay ninkii xalay lagu dilay Muqdisho ee lagu jahwareeray waxa uu ahaa

    Xog laga helay ninkii xalay lagu dilay Muqdisho ee lagu jahwareeray waxa uu ahaa

    Xog dheeri ah ayaa laga helayaa waxa uu ahaa nin la socday mooto bajaaj, oo isaga oo huebysan xalay lagu dilay agagaarka Iskuul Muqdisho ee Degmada Shibis. Goobjooge ayaa sheegay in ninka la dilay uu ku hubeysnaa qori AK47, waxaana toogtay askari ka tirsan ciidamada markii uu arkay in mootada uu saaran yahay nin qori…

  • Siriqda Uu Dhigay Thabit Cabdi Oo Ka Hor Doorashada 2021-ka Isbadel Helaya

    Siriqda Uu Dhigay Thabit Cabdi Oo Ka Hor Doorashada 2021-ka Isbadel Helaya

    Sida uu maanta ka shaaciyey Thabit Cabdi Maxamed Magaalada Muqdisho waxa uu furay Xarunta Dhexe Ee Xisbigiisa Awooda Shacabka. Waxa Xaruntaan ay soo dhaweyneysaa cid walbo oo loo arko in Hankiisa siyaasadeed xoojin karto sida uu warka udhigayna uu rajo ka qabo inay guul ka keenaan Hamigooda. Duqii Hore Ee Muqdisho ayaa waxa uu heli…

  • SAWIRO:-Madaxweynaha Somaliland oo la kulmey Safiirka Britain ee Somalia

    SAWIRO:-Madaxweynaha Somaliland oo la kulmey Safiirka Britain ee Somalia

    Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dalka Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya, Amb. Ben Fender. Kulanka waxa lagaga wada hadlay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga soo jireenka ah ee u dhexeeya iyo arrimo la xirira dhinacyada amniga mandaqadda geeska Afrika, kobcinta iyo kor u qaadidda waxbarashada, sidoo kale waxa kulankaasi…

  • Dowladda Kenya oo digniin adag u dirtay Al-Shabaab.

    Dowladda Kenya oo digniin adag u dirtay Al-Shabaab.

    Nairobi:-Wasiirka arrimaha gudaha Dalka Kenya, Fred Matiang’I, ayaa digniin culus u diray Maanta Kooxda Argagixisada Al-Shabaab iyo Dadka gabbaadka siiya, si adagna ay ula dhaqmi doonaan haddii ay Gacanta ku dhigaan cadowga. Wuxuu intaa ku daray Wasiirku in iyaga oo dhowraya xuquuqul Insaanka sharcigana ixtiraamaya, aysan sinnaba u kala sooci doonin cadowga iyo kuwa iyaga…

  • Baarlamaanka Carabta oo sheegay in ay taageerayaan Soomaaliya.

    Baarlamaanka Carabta oo sheegay in ay taageerayaan Soomaaliya.

    Qaahiro:-Kulanka Baarlamaanka Waddamada ku bahoobay Jaamacadda Carabta oo Shalayto lagu soo gaba-gabeeyay Magaalada Qaahira ee xarunta Dalka Masar ayaa laga soo saaray bayaan lagu taageerayo Dowladaha Soomaaliya iyo Suuriya . Bayaanka lagu taageeraya Soomaaliya Soomaaliya oo gundhig u ah horumarka dhinacyada badan leh ee ay Dowladda Federaalka Soomaaliya sameysay ayaa mar kale lagu caddeeyay in…

  • PROF. Yaxye oo daraasad aan caadi ahayn ka sameeyay isticmaalka daroogada (Kaalinta Dawooyinka)

    PROF. Yaxye oo daraasad aan caadi ahayn ka sameeyay isticmaalka daroogada (Kaalinta Dawooyinka)

    Prof. Yaxye Sheekh Caamir ayaa ka hadlay daraasad uu ka sameeyay isticmaalka daroogada noocyadeeda kala duwan, wuxuuna ka digay khatarta ay ku hayaan bulshada Soomaaliyeed qeybahooda kala duwan. Waxa uu sheegay aqoonyahanka in kaniiniga lagu magacaabo (Viagra) oo xoojiya xubinta taranka ragga ay ugu weyn tahay dhibaatada dawadaasi sida khaldan loo isticmaalayo taasi oo sababtay…

  • Aqalka Sare oo Dib u soo Celiyay Sharciyada Kala Ah Iibka Qaranka iyo Furdooyinka.

    Aqalka Sare oo Dib u soo Celiyay Sharciyada Kala Ah Iibka Qaranka iyo Furdooyinka.

    Sharciyada kala ah iibka qaranka iyo furdooyinka ayaa waxaa golaha shacabka kusoo celiyay golaha aqalka sare ee baarlamaanka soomaaliya kaddib markii ay soo meel mariyeen wax ka beddelna ay kusoo sameeyeen oo arrintaasi oo sababtay in markale ay meel mariyeen golaha shacabka shuruucdani. Wasaaradda maaliyadda ee xukuumadda soomaaliya ayaa soo diyaarisay labadaan sharci waxaana sharciga…

  • Dhageyso:Puntland oo ka shirtey la-dagaalanka Ayaxa & Amniga Dagaalka alshabab

    Dhageyso:Puntland oo ka shirtey la-dagaalanka Ayaxa & Amniga Dagaalka alshabab

    Shirka Golaha Wasiirada dowlad goboleedka Puntland ayaa Maanta kualnkoodii caadiga ahaa waxaa ay ku yeesheen Xaruntooda Magaalada Garoowe,waxaana shir guddoominayey Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash. Shirka ayaa todobaadkaan waxaa diirada lagu saarey arrimo ay kamid ahaayeen Amniga, La-dagaalanka Ayaxa,Daah-furka ururka xirfadlayaasha caafimaadka, Xuska halgankii daraawiishta iyo soo bandhigidda Istaraatiijiyadda wacyi-gelinta iyo arimo kale.…

  • Khilaaf soo kala Dhex Galay Madaxweyne Deni iyo ku-Xigeenkiisa.

    Khilaaf soo kala Dhex Galay Madaxweyne Deni iyo ku-Xigeenkiisa.

    Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni Khilaaf iyo ku-xigeenkiisa Axmed Cilmi Karaas ayaa khilaaf xooggan ayaa soo kala dhex galay,kaas oo si aad ah looga dareemayo Madaxtooyada Garowe. Khilaafka ayaa ka dhashay ka dib markii madaxweynaha Puntland uu xilka ka qaaday guddoomiyaha Bankiga dhexe ee Puntland,taas oo uu ka xarooday Axmed Karaash,islamarkaana diidmo ka muujiyay. Wararka…

  • Sawiirro:Safar deg deg Ah Oo Maanta Axmed Madoobe Ku Gaaray Boosaaso & kulamo halkaasi ka socda

    Sawiirro:Safar deg deg Ah Oo Maanta Axmed Madoobe Ku Gaaray Boosaaso & kulamo halkaasi ka socda

    Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogagaminayo ayaa Maanta waxaa ay gaareen Magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari halkaas oo siweyn loogu soo dhaweeyey. Wafdiga ayaa waxaa Garoonka kusoo dhaweeyey Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maalmahaan ku sugan Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. u jeedada wafdiga Axmed Madoobe u…

  • Muxuu ku qotomaa heshiiska Masar iyo Itoobiya ay ka gaareen khilaafka webiga Nile?

    Muxuu ku qotomaa heshiiska Masar iyo Itoobiya ay ka gaareen khilaafka webiga Nile?

    Dalalka Masar, Sudan iyo Itoobiya ayaa heshiis horudhac ah ka gaaray qeybsiga biyaha webiga Nile oo muddooyinkii dambe ay isku khilaafsanaayeen Masar iyo Itoobiya. Dowladda Itoobiya ayaa biyaha webiga Nile ka sameysay biyo xireen ay dooneyso in ay ka dhaliso koronto, mashruucaas oo ah biyo xireenka ugu weyn qaaradda Afrika. Mashruucan ayaa waxaa uu xiisad…

  • Wafdi ka socda Dowladda oo Shir uga qeyb-galay Dalka Masar iyo ujeedka jirkaasi

    Wafdi ka socda Dowladda oo Shir uga qeyb-galay Dalka Masar iyo ujeedka jirkaasi

    Shirka ay yeesheen maamulada Mac-hadka Qorsheynta Dowladaha Carbeed ,loogana hadlaayey Waxqabadka Mac-hadka ee sanadkii Tagay iyo qorshaha kutalagal ee 2020-2025-ka ayaa lagu qabtay Magaalada Sharm Al-Sheikh ee dalka Masar. Shirkaasi oo sidoo kale looga hadlay miisaaniyadda,waxaa ka qeybgalay Wafdi ka socday Soomaaliya oo ay Hoggaamineysay Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Qorsheynta Hon. Fahma Ahmed Nuur. Wasiir…

  • XOG:Axmed Madoobe oo ku sii jeeda Boosaaso (Shir wadatashi u dhaxeeya Puntland iyo Jubbaland…

    XOG:Axmed Madoobe oo ku sii jeeda Boosaaso (Shir wadatashi u dhaxeeya Puntland iyo Jubbaland…

    Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow ka ambabaxay magaalada Kismaayo, iyaga oo ku sii jeeda magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari. Safarka Axmed Madoobe ee Puntland ayaa ah kii u horreeyay, tan iyo markii bishii Agosto ee sanadkii hore dib loo doortay, waxaana la sheegay in safarkiisa Boosaaso…

  • Dowladda oo sheegtay inay dishay Madaxii qaraxyada Al-Shabaab ee Gobolka Sh/Hoose

    Dowladda oo sheegtay inay dishay Madaxii qaraxyada Al-Shabaab ee Gobolka Sh/Hoose

    Saraakiil ka tirsan Cidiamada Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed Ee Danab ayaa waxaa ay xsheegeen inay howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen Walanweeyn ee Gobolka Shabeelaha hoose ku dileen Madaxii qaraxyada Al-Shabaab ee Gobolkaas. Taliyaha Guutada 16aad kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Danab Gle/ISmaaciil Cabdi Maalik ayaa sheegay in Ninkaasi oo lagu Magacaabi jirey Maxmed Cismaan…

  • TOOS U DAAWO: Khudbadaha musharixiinta Guddoonka Baarlamaanka Galmudug oo bilaawdey

    TOOS U DAAWO: Khudbadaha musharixiinta Guddoonka Baarlamaanka Galmudug oo bilaawdey

    Magaalada Dhuusamareeb Caasimadda Galmudug waxaa ka bilaawdey dhageysiga khudbadaha musharaxiinta u tartameysa Guddoonka Baarlamanka Labaad ee maamulka Galmudug. Arbacadii shalay ayaa la xiray qabashada Araajida musharaxiinta ,waxaama Musharixiinta is diiwaangeliyey ee ku tartami doona xilka guddoonka Baarlamaanka Galmudug oo gaaraya 7 Xubnood,kuwaas oo maanta guda galey jeedinta khudbadahooda musharaxnimo. Saddex musharax ayaa waxaa ay u…

  • Tacsi Tiiraanyo leh: Waxaa London Ku geeriyooday Cadaawe Jiinow Inaan lilaahi wa inaa ileyhi raajicuuna

    Tacsi Tiiraanyo leh: Waxaa London Ku geeriyooday Cadaawe Jiinow Inaan lilaahi wa inaa ileyhi raajicuuna

    Inaalilaahi wainaailaahi raajucuun Geeridu kalaxanuun badane waageeri aad noosaameeysay ilaah haunaxariisto walaalkeey Abdirahman Gacal (Cadaawe Jiinow) janatul fardoowsa ilaah haka waraabiyo oo shalay Ku geeriyooday magaalada London ee Wadanka Ingiriiska. Tacsidaan Waxaa loo diraayaa eheladiisa oo dhan, Waxaan si gaar ah tacsidaan aan ugu direysaa Faadumo Cabdi Calasow oo aheed xaaskiisa oo ay isu dhaceen…

  • Akhriso:Xog Cusub oo laga helay Nin hubeysanaa oo Muqdisho lagu toogtey

    Akhriso:Xog Cusub oo laga helay Nin hubeysanaa oo Muqdisho lagu toogtey

    Xalay fiidkii Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya waxaa ay toogasho ku dileen Nin hubeysnaa oo saarnaa Mooto Bajaaj,xilli uu marayay agagaarka Bar koontorool oo Ciidamada ay ku leeyihiin Iskuul Muqdisho oo dhowr tallaabo u jira Isgoyska Maana Booliya. Ruuxa hubeysan oo ay Ciidamada toogteen ayaa watey Qor AK47,waxaana la sheegay in isaga iyo askarta…

  • Dhageyso:Xildhibaan sheegay in Baarlamaanka galmudug yihiin maxaabiis

    Dhageyso:Xildhibaan sheegay in Baarlamaanka galmudug yihiin maxaabiis

    Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Galmudug ayaa sheegay in Xildhibaannada Cusub ee Baarlamaanka Galmudug yihiin maxaabiis. Waxaa uu sheegay in doorasahda Galmudug ay ka dhiman tahay waqti kooban,hayeeshee Baarlamaanka Galmudug loo diidan yahay inay dhageystaan aragtida musharixiinta si ay uga soo xushaan qofkii ay dooran lahaayeen,balse…

  • Wasiiru dowlihii labaad oo iska casilay Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Kheyre {Daawo Vedio}

    Wasiiru dowlihii labaad oo iska casilay Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Kheyre {Daawo Vedio}

    Cabdullaahi Faarax Wehliye oo kamid ah  Musharixiinta u taagan xilka madaxweynimo ee Maamulka Galmudug ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu ka hayey Xukuumadda Ra’isulwasaare Xasan Cali Kheyre. Musharax Cabdullaahi Faarax ayaa iska casilay Xilkii Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha isagoo Ra’isulwasaare Kheyre iyo saaxiibadiisii Xukuumadda uga mahadceliyey wada shaqeyntii dhexmartay intii ay ka…

  • Warar sheegaya in Ciidamo Kumaandoos ah Oday caan ah ku dileen Wanlaweyne iyo Meydkiisa…

    Warar sheegaya in Ciidamo Kumaandoos ah Oday caan ah ku dileen Wanlaweyne iyo Meydkiisa…

    Wararka ka imaanaya degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya Ciidamada Kumaandooska uu Mareykanka tababaray oo saldhigooda yahay Garoonka Balli-doogle ay xalay degmadaas ku dileen oday la sheegay inuu deegaanka caan ka ahaa. Dadka deegaanka oo la hadlay warbaahinta maxalliga ayaa sheegay in Ciidamada Kumaandooska ee ka yimid dhanka Balli-doogle ay gurigiisa ku dileen…

  • Musharaxiinta u taagan xilka Guddoonka Baarlamaanka oo maanta khudbadahooda la dhageysanayo

    Musharaxiinta u taagan xilka Guddoonka Baarlamaanka oo maanta khudbadahooda la dhageysanayo

    Musharaxiinta u taagan xilka Guddoonka Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta oo Khamiis ah la dhageysan doonaa khudbado ay u jeedin doonaan Xildhibaannada, si Musharax walba u soo bandhigo waxqabadkiisa. Saddex Musharax ayaa u taagan xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug, waxaana tartanka kursigaas uu yahay mid aad u adag, oo maalmihii la soo dhaafay la dareemayay loolanka loogu…

  • Doorashada Madaxtooyada Galmudug oo ay dhici karto in looga adkaado Dowladda Somalia

    Doorashada Madaxtooyada Galmudug oo ay dhici karto in looga adkaado Dowladda Somalia

    Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ka soconaya loolan xoogan oo siyaasadeed, kaasoo looga soo horjeedo Dowladda Federaalka Somaliya, oo iyadu wadato musharax ay la dooneyso inuu ku soo baxo Doorashada Xafiiska Madaxtooyada Galmudug. Villa Somalia ayaa toddobadyadii la soo dhaafay muujisay xusulduubka ay ugu jirto inay kaalin muuqato ku yeelato maamulka cusub ee lagu wado in…

  • XOG: Khilaaf Xooggan Oo Soo Kala Dhex Galay DENI & Ku-Xigeenkiisa+Xiisad Kaa Taagan Garowe

    XOG: Khilaaf Xooggan Oo Soo Kala Dhex Galay DENI & Ku-Xigeenkiisa+Xiisad Kaa Taagan Garowe

    Khilaaf xooggan ayaa soo kala dhex galay madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni iyo ku-xigeenkiisa Axmed Cilmi Karaash,kaas oo si aad ah looga dareemayo Madaxtooyada Garowe. Khilaafka ayaa ka dhashay ka dib markii madaxweynaha Puntland uu xilka ka qaaday guddoomiyaha Bankiga dhexe ee Puntland,taas oo uu ka xarooday Axmed Karaash,islamarkaana diidmo ka muujiyay. Wararka qaar oo…

  • XOG: Al-Shabaab oo Qaraxyo & rag hubeysan soo geliyay Muqdisho & cabsi taagan

    XOG: Al-Shabaab oo Qaraxyo & rag hubeysan soo geliyay Muqdisho & cabsi taagan

    Warar aan helnay ayaa sheegaya in Al-Shabaab Muqdisho soo geliyeen qaraxyo iyo dagaalyahano hubeysan oo weerar ku qaaday mid ka mid ah xarumaha Dowladda. Ammaanka ayaa si aad ah loo adkeeyay,waxaana laamaha ammaanka ay ka wargeliyeen Qaraxyo ku jira Muqdisho iyo rag lugeynaya oo damacsan weerar. Wararka qaar ayaa sheegaya in rag laga shakisan yahay…

  • SIR LA HELAY: Axmed Madoobe oo lacagtii ugu badneyd ka helay Imaaraadka Carabta + Ujeedka

    SIR LA HELAY: Axmed Madoobe oo lacagtii ugu badneyd ka helay Imaaraadka Carabta + Ujeedka

    Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa dhaqaalo ka helay Imaaraadka Carabta kaas oo loogu talagalay in lagu socod siiyo howlaha Jubbaland,maadama Dowladda Federaalka lacagtii ka jaratay. Madaxtooyada Jubbaland ayaa la geeyay lacagtii ugu badneyd oo ka timaada Imaaraadka  Carabta,taas oo Jawaab u ah lacagtii Dowladda Federaalka ay ka jaratay Axmed Madoobe ka dib…

  • Wararkii ugu dambeeyey Dhuusamareeb iyo tartanka loogu jiro xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug

    Wararkii ugu dambeeyey Dhuusamareeb iyo tartanka loogu jiro xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug

    Maanta oo Khamiis ah ayaa la filayaa in Xildhibaannada Cusub ee Dowlad goboleedka Galmudug ay dhageystaan khudbadaha musharixiinta u taagan qabashada xilka guddoonka Baarlamaanka Galmudug. Musharixiinta is diiwaangeliyey ee ku tartami doona xilka guddoonka Baarlamaanka Galmudug oo gaaraya 7 Xubnood ayaa shalay isdiiwaangeliyey, iyaga oo sidoo kale gudbiyey taariikh nololeedkooda. Seddex musharax oo kamid ah…

  • Xukuumada Muuse Biixi oo WAR ka soo saartay lixdii nin ee ay toogatay shalay

    Xukuumada Muuse Biixi oo WAR ka soo saartay lixdii nin ee ay toogatay shalay

    Xukuumada Somaliland ee uu hogaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi ayaa war ka soo saartay dilkii ay saaka Ciidamadeedu ku fuliyeen Lix Nin oo maxaabiis ahaa. Xeer ilaalinta guud ee Somaliland ayaa qoraal ay soo saartay waxay ku sheegtay sababaha ka dambeeyay dilka Lixdaasi maxbuus iyo magacyadooda. Qoraalka xeer ilaalinta ayaa sidoo kale waxa lagu sheegay dilalkii…

  • Xildhibaan si dirqi ah oga bad baaday dhimasho kadib markii rasaas xoogan lagu…

    Xildhibaan si dirqi ah oga bad baaday dhimasho kadib markii rasaas xoogan lagu…

    Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland ayaa lagu rasaaseeyay xalay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland Xildhibaanka oo magaciisa la yiraahdo Faarax Maxamed Dalmar ayaa dabley aan la garaneyn ay rasaas ku fureen xilli uu sii galayay hoyga uu ka dagan yahay magaalada Garoowe. Faarax ayaa sheegay in la rasaaseeyay, balse uu ka badbaaday, ka…

  • Aqalka Sare Oo Dib U Soo Celiyay Sharciyada Kala Ah Iibka Qaranka Iyo Furdooyinka

    Aqalka Sare Oo Dib U Soo Celiyay Sharciyada Kala Ah Iibka Qaranka Iyo Furdooyinka

    Sharciyada kala ah iibka qaranka iyo furdooyinka ayaa waxaa golaha shacabka kusoo celiyay golaha aqalka sare ee baarlamaanka soomaaliya kaddib markii ay soo meel mariyeen wax ka beddelna ay kusoo sameeyeen oo arrintaasi oo sababtay in markale ay meel mariyeen golaha shacabka shuruucdani. Wasaaradda maaliyadda ee xukuumadda soomaaliya ayaa soo diyaarisay labadaan sharci waxaana sharciga…

  • JUBALAND oo kumanaan dollar kaddib soo ceshatay ciidankii uga goostay DF

    JUBALAND oo kumanaan dollar kaddib soo ceshatay ciidankii uga goostay DF

    Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha ee dowlad gobaleedka Jubaland Maxmaed Axmed Cali ayaa xaqiijiyay in kumanaan dollar ay siiyeen ciidamo hore uga goostay maamulka Jubbaland oo ku biiray dowladda Soomaaliya, kuwaas oo hadda dib ugu soo laabtay maamulka Jubbaland. Wasiirka ayaa sheegay in ciidankaan ay dhibaatooyin badan mareen markii ay ku biireen dowladda Soomaaliya kadib markii…