Day: January 13, 2020
-
Nin oday ah oo caawa lagu dilay magaalada Dhuusamareeb
Allaha u naxariistee Cabdiraxmaan Maxamuud Siigaale oo ahaa nin oday ah ayaa goor dhaw lagu dilay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Dilka marxuumka ayaa waxaa geystay askari ka tirsan ciidanka Nabad sugidda dowladda Soomaaliya ee ku sugan magaalada Dhuusamareeb. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qaabka uu dilku u dhacay waxaana la sheegay…
-
Duqa Muqdisho oo Gudoomiye Waaxeedyo u magacaabay Deegaan Beeleed (Akhriso)
Wareegto kasoo baxday Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Finish ayaa lagu magacaabay lix Gudoomiye Waaxeed ay yeelaneyso Deegaanka Beesha Garasbaaley. Deegaanka beesha Garasbaaley ayaan kamid aheyn Degmooyinka Gobolka Banaadir, waxaana maamulka gobolka Banaadir ugu magacaabanyahay Deegaankan mid Beeleed, waxa uuna leeyahay deegaankan Gudoomiye iyo kuxigeeno. Waxaa marar badan fashilmay isku…
-
XOG: Lacagtii Ugu badneyd Oo Caawa Lagu Qeybinayo Dhuuso Mareeb
Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Dhuuso mareeb ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka socoto Caawa Lacag qeybin. Dawlada ayaa dhaqaale badan udaad gureysay Kol hore Magaaladaasi si ay Galmudugta Cusub ay shanta farood ugu dhigto. Dad lagu kalsoon yahay oo Dhuuso mareeb kusugan waxay Badweyn usheegeen in lacag lasiinayo Xildhibaanada Lasoo xulay dhawaan Ee…
-
Shabaab oo gacanta u galay Hub culus & Digniin laga soo saaray Weerar ka dhaca Muqdisho
Hawlgalka AMISOM iyo taliska Mareykanka ee Africa (AFRICOM) ee iska-kaashada amniga Soomaaliya ayaa ka digay in Alshabaab heleen awood iyo hub culus oo ay ku-sii-wadaan weerarrada qasaaraha geysta oo ay ka fuliyaan dalka. Bishii January, Xarrakada Alshabaab waxay weerartay saldhig Millateri oo ku yaalla gudaha dalka Kenya kaas oo martigeliya ciidamo isugu jira Kenyan iyo…
-
DAAWO:-C/raxmaan Odawaa oo eedeeyey Guddiga doorashoyinka Galmudug&madaxda DF
Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo kamid ah musharixiinta Madaxweynaha Galmudug oo Galabta gaarey dhuusamareeb ayaa ka hadlay Arrimaha doorashada Galmudug iyo qaabka ay ku socoto. Waxaa uu sheegay in cabasho badan ay ka jirto arrimaha la xiriira doorashada Galmudug iyo qaabka loo soo xulay Baarlamaanka,hayeeshee ay u tanaasuleen danta dadka Reer Galmudug. [youtube https://www.youtube.com/watch?v=6I8zNiCEnqc]…
-
Safarka Maxamed Cabdi Waare ee Baydhabo oo xog badan laga Ogaaday kadib markii…
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa gaaray Magaalalada Beydhabo ee xarunta KMG Koonfur Galbeed Soomaaliya, iyadoo garoonka Diyaaradaha Magaaladaasi ee Shaati Gaduud Airporka si heer sare ah loo soo dhoweeyay. Ujeedka Safarka Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa ah ka qeyb galka shir weyn beri ka furmaya Magaalada Beydhabo oo looga hadlaayo…
-
Caro laga muujiyay Boorar Islaam-naceyb ah oo la suray Gobalka Georgia
Boor Islaam naceyb ku saleysan oo lagu dhejiyay fagaare u dhow Jaamacadda Georgia State University ayaa baraha bulshada ka dhaliyay doodo kulul kaas oo loo arkay mid lagu bartilmaansanayo tira-yarta Muslimiinta ah ee ku nool gobalka. Boor waxaa ku qoran qoraal ah “Alle-diid, cabsi la’aan, Muslim riddoobay.” Waxaa sannadkii hore dhammaadkiisii la suray Atlanta, Chicago…
-
Trump oo xeelad aysan Iraq fileyn uga hortagay qorshe lagu ceyrin lahaa ciidamada Mareykanka ka jooga dalkaas
Qorshaha dowladda Iraq ay dooneysay inay dalkeeda uga ceyriso ciidamada Mareykanka ayaa u muuqda mid fashilmay kadib markii madaxweyne Trump uu adeegsaday xeelad aysan fileyn. Saraakiisha Iraq ayaa ka cabsi qaba “burbur” dhaqaale, haddii Mareykanka uu saaro cunaqabateyn ay ka mid tahay xanibaadda akoon banki oo ku yaalla Mareykanka, halkaasi oo Baghdad ay dhigato lacagta…
-
Wadaad la Aqal galay nin isaga soo dhigay Naag iyo hadal heyn ka dhalatay !! (Daawo Sawirro)
Imaam u dhashay waddanka Uganda, oo ka mid ah wadaaddada ugu caansan dalkaas ayaa xiriirka loo jaray ka dib markii “uu guursaday nin uu u maleynayay inuu yahay haweeney”, sida uu qoray wargeyska Daily Monitor. Sheekh Maxamed Mutumba ayaa argagaxay markii uu ogaaday in qofka xijaabka xiran ee uu u heystay xaaskiisa uu yahay nin…
-
Ugu dambeeyn Toowxiidka (Toowxiidka maxaa looga reebay Xaruufta qaar sida, Xarafka..)
Toowxiidka maxaa looga reebay Xaruufta qaar sida, Xarafka: B, M ,W iyo kuwa kale.? Allaah ayaa ku cilmi leh. Waa Allaah naxariistii, marka Qofka naftu ka bexee, ee xubnaha jirkiisu ey Beelaan Awooda dhaq dhadhaqaaqa, Naftuna ey ku soo ururto Dhuunta ka sare, weli waad dhawaaqi kartaa oo codkaaga waa la maqlayaa, Faruuryuhuna waa dhaqdhaqaaqi…
-
Wararkii ugu dambeeyay ee weerarka Al-Shabaab ku qaaday Gaarisa.
Booliska Kenya ayaa baadi goobaya maleeshiyaad la rumeysan yahay inay Al Shabaab ka tirsan yihiin kuwaas oo saddex macalimiin ah ku dilay deegaanka Kamuudey ee dhaca magaalada Gaarisa kaddib markii saaka ay weerar ka fuliyeen halkaas. Wararka waxay sidoo kale sheegayaan in macalin kale la la’ayahay isla markaasna loo maleynayo inay afduubteen. Al Shabaab ayaa…
-
UPDATE 2-Three teachers killed in suspected militant attack near Kenya’s Somalia border – police.
NAIROBI:- Suspected al Shabaab militants shot dead three teachers in Kenya near the border with Somalia on Monday and burned down a police station, police said, in what appeared to be the latest in a string of assaults by the group since the New Year. A stray bullet wounded a child when the militants attacked…
-
Golaha Aqalka Sare oo la horgeeyay hindise sharciyeedyo dhowr ah
Muqdisho:-Xubnaha Golaha Aqalka Sare BFS. Ayaa manta gudagalay qodobbo la xiriiray aAkhrinta 2aad ee Hindise- sharciyeedka Howlgabnimada, Xaqsiinta iyo Hibooyinka Xubnaha Ciidamada Qalabka Sida. Kulankii manta oo ay soo xaadireen Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare ee BFS Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi , Guddomiye Ku-xigeenka 1aad ee Senatar Abshir Maxamed Axmad iyo Guddomiye ku-xigeenka 2aad Senatar Moowlid…
-
RW Kheyre oo la kulmay Wafdi Ka socday Hay’adda WHO
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda hey’adda caafimaadka adduunka (WHO) oo socdaal shaqo ku yimid dalka. Agaasimaha caafimaadka loo dhanyahay, Dr. Peter Salama iyo waliilka Hey’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya, Dr Mamunur Rahman Malik ayaa hoggaamiyay wafdiga. Dr. Peter Salama oo Ra’iisul Wasaaraha uga…
-
Macalimiin xalay lagu dilay weerar ka dhacay duleedka Gaarisa
Wararka ka imaanaya deegaanka Kamuudey oo dhaca duleedka magaalada Gaarisa ayaa sheegaya in 3 macalimiin ah lagu dilay weerar ka dhacay halkaas. Koox looga shakisan yahay inay yihiin Shabaab ayaa aroornimadii saaka weeraray deegaankaas. Wararka waxay sheegayaan in kooxda weerarka fulisay ay bartilmaameedsadeen saldhig boolis iyo anteenada isgaarsiinta aaggaas. Makala cadda kooxda ka dambeysay weerarkan…
-
Xiliga ay Dhaceyso Doorashada Gudoonka Baarlamanaka Galmudug oo la shaaciyay
Waxaa maanta magaalada Dhuusomareeb ee xarunta Maamulka Galmudug kulan ku yeeshay guddiga Doorashada Gudoonka Baarlamaanka uu yeelanayo maamulkaasi, kuwaa oo shaaciyay habraaca doorashada Gudoonka. Guddiga ayaa sheegay in qabashada Araajida musharaxiinta u taagan Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo kuxigeenadiisa ay bilaaban doonto 14-ka bishan iyadoona ku eg 15-ka bishan . Waxa ay sidoo kale guddiga sheegeen in…
-
DHAGEYSO: Senetor Muuse Suudi Oo Maanta Mar Kale Arin Xasaasi Ah Ka Hadlay
Xildhibaanada Golaha Aqalka Sare Ee Soomaaliya ayaa waxay maanta kulan ku yeesheen Xaruntooda Magaalada Muqdisho. Kulanka waxaa xaadiray 34 Senetar waxaana shir gudoominayey Cabdi Xaashi Cabdullaahi. Waxaa kusugnaa madasha Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Xasan Cali amar Dambe iyo Kuxigeenkiisa C/llaahi Colaad Rooble. https://secureservercdn.net/198.71.233.109/jjz.1b9.myftpupload.com/wp-content/uploads/2020/01/muuse-suudi.mp3 Dood adag ayey Senetarada ka yeesheen Howlgabnimada Generaalada Ciidanka iyo qaabka loo wajahayo.…
-
Saddexda qeyb ee ay kala yihiin musharaxiinta xilka madaxweynaha Galmudug
Galmudug ayaa waxaa toddobaadka soo socda ka dhici doona doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka, iyadoo ay jiraan musharaxiin ilaa 6 ah oo u tartamaaya xilka madaxweynaha. Waxaa hadda bilaawday is-xulafeysi iyo isbaheysi u dhaxeeya musharaxiinta kala duwan ee tartanka ku jira, kuwaas oo u kala qeybsan saddex, islamarkaana kala ah. 1 – Qubta 1-aad –…
-
KASHIFAAD: 7 Ilaaladii Gaarka ahaa Axmed Madoobe Oo Ku Biiray Al Shabaab
Xog ay faafisey Idaacad Ku taalla Magaalada Muqdisho ayaa lagu sheegay in Ciidamada Jubbaland ay dagaal la galeen Askar ka goostay Maamulkaasi. Waxaa adag in la helo Xog ka baxsan warka ay Idaacadaasi baahisey maanta duhurkii oo lagu sheegay in 7 Askari oo ilaalada gaarka ahaa Axmed Madoobe isku dhiibeen Al Shabaab. Dagaal ayey Shalay…
-
Hantiile Malaayiin Dollar siinaya Dadka ku taxan barta uu Twitterka ku leeyahay !!
Nin Bilyaneer ah oo u dhashay dalka Japan ayaa qaaday talaabo dad badan hadal hayaan , kadib markii uu ninkan balan qaaday in lacag 9-Milyan oo Dollar uu siin doono qaar kamid ah dadka ku taxan barta uu Twitterka ku leeyahay. Yusaku Maezawa, oo iska leh shirkad ka shaqeysa nashqadaha iyo Faashiyoonka dharka ayaa sheegay…
-
XASAASI: Dawlada Oo Ciidanka Itoobiya Ku Amartay in lasoo Xiro MD Xaaf
Dhaq dhaqaaqyo ay sameenayeen saacadihii lasoo dhaafay Ciidamada Itoobiya ayaa laga dareemayey Magaalada Dhuuso mareeb Ee Gobolka Gal gaduud. Dawlada Soomaaliya wax kasta ayey uhureysaa inay hesho Maamul ay Sax ahaanshiyaheeda ka gadi karto Caalamka oo Galmudug lagu soo dhiso. Warar ayaa sheegaya in Ciidamada Itoobiya Loo adeegsanayo soo qabashada Axmed Ducaale Xaaf oo ah…
-
Daawo Sawirro laga soo qaaday Deegaanka Tooro Toorow oo ay la wareegeen Ciidamada Danab
Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliga gaar ahaan kuwa Kumaandooska ee loo yaqaan Danab ayaa Al Shabaab kala wareegay Deegaanka Tooro Toorow ee gobolka Shabeelaha Hoose. Sargaal katirsan milatariga Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada Danab Al Shabaab kala wareegeen deegaanka Tooto Toorow, waxa uuna sheegay in dagaalyahanadii deegaankaasi joogay ay firxadeen. Deegaanka Tooro Toorow ayaa Al Shabaab…
-
XOG: Villa Somalia oo is hortaagtay Qodobo Aqalka sare ay rabeen iney ka saaraan sharciga doorashooyinka
Warar aan heleyno ayaa sheegaya in Madaxtooyada Soomaaliya amar culus ay dul dhigtay Guddoonka golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya. Sida xogta aan ku helnay,madaxweyne Farmaajo ayaa ku amray guddoonka golaha Aqalka sare iney dedejiyaan ansixinta sharciga doorashooyinka Qaranka oo horyaala,kaas oo horay u soo maray Golaha Shacabka Soomaaliya ayna soo ansixiyeen. Ka dib kulan…
-
XOG: Sargaal Isku dal dalay Kismaayo+Sababta Oo La Ogaaday
Ciidamada Amniga Jubbaland ayaa xaqiijiyey in Magaalada Kismaayo isku dal dalay Sargaal katirsanaa Ciidamada Dawladii Kacaanka aheyd. Maalmihii dambe waxa uu iskaga daba laabanayey Ninkaan is dilay Madaxtooyada Kismaayo oo shaqo raadis u ahaa. Eheladiisa ninka is dilay waxay sheegeen in aysan weli ogeyn sababta uu isku miidaamiyey Ee naftiisa u gooyey. Warar ayaa sheegaya…
-
Tacsi Tiiraanyo leh: Waxaa geeriyooday General Axmad Warsame Inaan lilaahi wa inaa ileyhi raajicuuna
Tacsi Tiiraanyo leh:Allaha u naxariisto Waxaa dhawaan geeriyooday General Axmad Warsame Inaan lilaahi wa inaa ileyhi raajicuuna. Waxaa tacsidaasi loo diraayaa qaraabadiisa oo kala joogo aduunyda dacaldiisa oo dhan, hadii aan nahay bahda Somaliweyn Waxaa leenahay in marxuunka dhintay qabrigiisu Ilaahey u Waa sixiyo, jannadii fardowsane Ilaahey ha ugu waraabiyo. Aamiin Aamiin.
-
Sawirro:Ciidanka Kumaandooska ee Danab oo la wareegay xaruntii ugu weyneyd Al-Shabaab ee deegaanka Tooratoorow
Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ee ka tirsan xoogga dalka ayaa maanta la wareegay gacan ku heynta deegaanka Tooratoorow ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaasoo aheyd xaruntii ugu weyneyd Al-Shabaab. Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka ayaa sheegay inay la wareegeen deegaankaas oo ay si buuxda gacanta ugu hayaan Ciidanka Danab. Deegaanka…
-
Al-Shabaab oo Macallimiin Kenyan ah ku dilay weerar ka dhacay Gaarisa
Al-Shabaab ayaa kordhiyay weerarada ay maalmihii la soo dhaafay ka geysanayeen gudaha dalka Kenya, iyadoo weerarkii ugu dambeeyay waaberigii hore ee saaka ku qaaday deegaan ku dhow Gaarisa ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya. Weerarkan ayaa dagaalamayaal hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ku qaadeen deegaanka Kamuthe, waxaana lagu dilay saddex macalin. Sidoo kale Al-Shabaab ayaa waxay…
-
DEG DEG:Ciidamada dowladda oo qabsaday deegaanka Tooratoorow
Cidiamada dawladdda Soomaaliya ayaa la sheegay inay saaka qabsadeen degaanka Tooratoorow oo ka tirsan Gobolka Shabeellada Hoose. Ciidamadan degaanka qabsaday ayaa la sheegay inay ka tirsan yihiin guutada Danab oo ay tababareen ciidamada Maraykanka. Toddobaadkii hore ayey ahayd markii maleeshiyada Al-Shabaab ay weerar dhabbagal ah ku qaadeen ciidamo ka tirsan kuwa dawladda oo marayey jidka…
-
Maleeshiyaadka Al-Shabaab oo Mar kale Weerar ka geystey Gudaha Kenya.
Arroornimadii hore ee saaka ayaa la sheegay in Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen Waaxda Kamuthe oo ka tirsan degmada Fafi oo qiyaastii 45 kiilo mitir u jirta magaalada Gaarisa ee Gobolka Waqooyi Bari. Weerarkaas ayaa la sheegay in lagu diley Saddex Macalin sidoo kalena Al-Shabaab ay gubeen Anteenooyin ay leedahay Shirkadda…
-
Carruur Gaajo darteed ugu Geeriyooday kaam ku yaala Duleedka Muqdisho.
Wararka laga helaayo duleedka Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Saddex carruur gaajo darteed ay ugu geeriyoodeen kaam ku yaallo halkaasi. Kaamka Calaf suge oo ku yaalla duleedka Magaalada Muqdisho ayaa carruurtaan ay ku dhinteen, kadib markii ay waayeen wax ay cunaan. Hooyada dhashay carruurtaan ayaa la sheegay inay tahay naafo, waxaana carruurta u soo shaqeyn…
-
Maamulka Puntland oo mar kale ka digay roobab dabeylo wata oo la filayo inay ka da’aan….
Maamul goboleedka Puntland ayaa mar kale waxay ka digeen roobab dabeylo wata oo la filayo inay ka da’aan deegaano iyo Gobolo ka tirsan Mamulkaas,kadib saadaal la bixiyey. Agaasimaha Waaxda musiibooyinka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland ayaa sheegay in Puntland dhawaan ay ka da’een roobab lixaad leh oo dadku ay ku diirsadeen,hayeeshee lafilayo inay sidoo kale…
-
Xildhibaan Ganey “Waa nasiib darro in Safaaradihii dalka dibadiisa ahaa in loo adeegsado caburin siyaasadeed”
Xildhibaan Maxamed Xasan Idiris (Ganey) ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka inay ku xadgudubtay dastuurka iyo xoriyatul qowlka, isagoo wax lala yaabo ku tilmaamay in dowladdu isku dayday inay joojiso khudbad uu Arday Soomaaliyeed u jeedin lahaa Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ku sugnaa dalka Malaysia. Xildhibaan Ganey ayaa sheegay in nidaamka dowladnimado uu noqdo mid…
-
Al-Shabaab oo meel fagaare ah ku toogtay Afar ruux .
Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa fagaaro ku yaalla deegaanka Sablaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa ay ku toogteen Afar ruux oo ay sheegeen inay ka tirsanaayeen dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Goobta toogashada ayaa waxaaa ku sugnaa qaar kamid ah Shacabka deegaanka Sablaale,waxaana dil toogasho ah lagu fuliyey Afarta Ruux oo Al-Shabaab ay sheegeen…
-
Guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka Baarlamanka Galmudug oo diyaarinaya habraaca doorashada.
Xubnaha Baarlamanka Galmudug ayaa fadhi ay shalay ku yeesheen Dhuusamareeb ku doortay guddi suurta geliya doorashada guddoonka Baarlamanka labaad ee Galmudug kaasoo ka kooban 15 xubnood. Maxamed-deeq Cabdi Maxamed oo ah wariyaha nooga soo warama Dhuusamareeb ayaa soo sheegaya in guddiga shalay la doortay uu hadda ku howlanyahay diyaarinta habraaca doorashada guddoonka baarlamanka Galmudug, isagoo…
-
Ciidamada Booliiska oo Magaalada Jowhar Ka bilaabay Howlgalo Amniga lagu sugayo.
Gutubyo ka tirsan ciidanka Booliiska ayaa xaafadaha magaalada Jowhar ka billaabay howlgallo lagu sugayo ammaanka magaaladaasi, loogana hortagayo haddi ay jiraan kuwo falal amnidarro ah ka wada halkaasi. Wariyaha nooga soo warama magaalada Jowhar Abuukar Maxamed Bacadle ayaa soo sheegaya in ciidamada booliisku ay howlgalladan ku baahiyeen dhamaan afarta xaafadood oo ay ka koobantahay Jowhar,…
-
Kenya oo War kasoo saartay weerarka ka dhacay duleedka Gaarisa iyo Askar badan oo ku dhintay
Dowladda Kenya ayaa sirasmi ah u xqiijisey in saddex Macalin lagu diley Weerar Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ka fuliyeen deegaanka waaxda Kamuthe e duleedka Magaalada gaarisa ee Gobolka Waqooyi Bari. Isku duwaha booliska ee gobolka waqooyi Bari Paul Soi ayaa sheegay in weerar dhacay 2:30 Daqiiqo ee xalay lagu diley saddexda Macalin,isla markaana ay…
-
Maleeshiyaad ka soo goostay Al-Shabaab oo lagu soo bandhigay Degmada B/Xaawo.
Garbahaareey:-Malleeshiyaad ka soo goostay Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidamada XDS ee ka howlgala deeganada gobolka Gedo.. Saraakiil ka tirsan ciidamada XDS ayaa laba nin oo ka soo goosatay Shabaab ku soo dhoweeyay degmada Beled-xaawo ee gobolka Gedo, kuwaas oo la sheegay in ay xiriir la soo sameeyeen ciidamada ka hor inta aysan ka soo…
-
Maraykanka oo Sheegay in uusan ogayn qorshe Iiraan Ku Weerarayso safaaradihiisa Caalamka.
Washington:-Xoghayaha Gaashaandhigga Mareykanka Mark Esper ayaa sheegay inuusan arkin xog ay ka heleen ama ka timid saraakiisha sirdoonka maraykanka taasoo tilmaamaysa in Iiran ay qorsheyneysay inay weerarto afar safaaradood oo maraykanku ku leeyahay dalalka caalamka, arintan oo Madaxweyne Donald Trump uu hore u tilmaamay kadib dilkii General Qaasim Suleymaani. Esper ayaa tilmaamay inuu Madaxweyne Trump…
-
Madaxweyne Farmaajo oo Goordhaw u ambabaxay Dalka Cumaan.
Madaxweynaha JFS mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goordhow u amba baxay dalka Cumaan, si uu uga qeyb galo tacsida qaran ee u taala shacabka iyo saldanada aanu walaalaha nahay ee Cumaan. Madaxweyne Farmaajo ayaa hore ugu tacsiyeeyay bulshada iyo dowladda Cuman geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Allaha u naxariiskee Suldan Qaaboos Bin Saciid oo…
-
Dad uu soo ritay xanuun la garan waayay oo la jiifiyay Isbitaalka Gaalkacyo
Dhaqaatiirta ka hawlgala isbitaalka weyn ee waqooyiga magaalada gaalkacyo, ayaa laga soo xigtay in isbitaalku la ciir-ciirayo bukaanno uu soo ritay xanuun aan weli la aqoonsan. Xanuunkaasi, ayaa la sheegaya in uu carruur badan ku soo ritay gudaha magaalada Gaalkacyo, inkastoo ay jiraan dad waaweyn oo uu ritay, kuwaasi oo la dhigay xarumaha caafimaadka. Dhaqaatiirta…
-
Akhriiso: Guddiga doorashada Galmudug ee garabka Xaaf oo jadwal doorasho soo saaray
Guddiga doorashada Galmudug, gaar ahaan garabka uu magacaabay Madaxweyne, Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa soo saaray jadwal cusub oo ku aadan doorashada guud ee maamulkaasi. Warqad ka soo baxday guddiga ayaa lagu shaaciyay in doorashada guddoonka baarlamaanka ay dhaceyso 25-ka bishaan Janaayo ee 2020-ka Sidoo kale waxaa qoraalkaan lagu sheegay in diiwaan-gelinta musharaxiinta Mmdaxweynaha ay…
-
Askari ka tirsan ciidamada dowladda oo Ilmo yar ku dilay xarunta gobolka Banaadir
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil uu maanta askari ka tirsan ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya Ilmo yar ugu geystay afafaaka hore ee xarunta gobolka Banaadir. Wararka ayaa sheegaya in askariga dilka geystay uu ka mid ahaa ciidanka ilaalada xarunta dowladda hoose ee Xamar oo uu ku shaqeeyo maamulka gobolka Banaadir. Dilka wiilkaan yar…
-
Madaxweyne Farmaajo Oo Goordhow U Amba-Baxay Dalka Cumaan
Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa goor dhow safar ugu ambabaxay dalka Cumaan. Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa ka qeyb galaya Tacsida Qaran ee u taalla shacabka iyo Saldanada Cumaan,isagoo diyaarad qaas ah ka qaatay Aadan Cadde. Suldaankii dalka Cuman, Sultan Qaboos bin Said Al Said oo ahaa hoggaamyihii ugu xukunka dheeraa carabta ayaa…
-
DHAGEYSO: Saddex Carruur Oo Gaajo Darteed Ugu Geeriyooday Duleedka MUQDISHO
Wararka laga helaayo duleedka Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Saddex carruur gaajo darteed ay ugu geeriyoodeen kaam ku yaallo halkaasi. Kaamka Calaf suge oo ku yaalla duleedka Magaalada Muqdisho ayaa carruurtaan ay ku dhinteen, kadib markii ay waayeen wax ay cunaan. Hooyada dhashay carruurtaan ayaa la sheegay inay tahay naafo, waxaana carruurta u soo shaqeyn…
-
Al-Shabaab Oo Markale Weerar Ka Geystey Gudaha Kenya
Arroornimadii hore ee saaka ayaa la sheegay in Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen Waaxda Kamuthe oo ka tirsan degmada Fafi oo qiyaastii 45 kiilo mitir u jirta magaalada Gaarisa ee Gobolka Waqooyi Bari. Weerarkaas ayaa la sheegay in lagu diley Saddex Macalin sidoo kalena Al-Shabaab ay gubeen Anteenooyin ay leedahay Shirkadda…
-
XOG: Cumar Filish Oo Labo Jeed Ka Badbaaday Xil Ka Qaadis
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa labo jeer ka badbaaday in xilka qaadis lagu sameeyay ka dib markii dacwad laga geeyay Xafiiska madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka oo ku dhow Madaxtooyada kana carooday cunaqabateyn uu ku sameeyay Cumar Filish ayaa Ra’iisal wasaare Kheyre kula taliyay in xilka laga xayuubiyo…
-
800 Oo Shaqaale Oo Katirsan Shaqaalaha Rayidka Soomaaliya Oo Ay Suuragal Tahay In Shaqada Laga Saaro!
Sida lagu xusay qoraal horraantii sanadkan kasoo baxay wasaaradda Shaqada iyo shaqaalaha oo uu ku saxiixnaa Wasiirka shaqada iyo shaqaalaha Xil: Saddiiq Xirsi Warfaa kaas oo soo gaaray Mustaqbal waxa Liiska shaqada shaqaalaha rayidka dowladda laga saarayaa ama laga hakinayaa mushaarkooda 803 shaqaale oo hadda kujira Liiska Shaqaalaha rayidka ah ee dowladda Federaalka Soomaaliya. Macluumaad…
-
XOG: R/Wasaare Kheyre Oo Xubno Beesha Caalamka Ka Tirsan Shir Kula Yeelanaya Xalane
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta kulan Albaabada ay u xiran yihiin xubnaha Beesha caalamka u jooga Muqdisho kula yeesho xarunta sida weyn loo ilaaliyo ee Xalane ahna taliska ugu weyn ee howlgalka Midowga Afrika. Ilo wareedyo ka tirsan Xafiiska Ra’iisal wasaaraha ayaa inoo xaqiijiyay inuu jiro kulankaas,islamarkaana intiisa badan diirada…
-
Weriyaasha Ka Howlgala Galmudug Oo Caburin Ka Tirsanaya Xaafiiska Kheyre Shaqo Joojina Ku Dhawaaqay
Weriyaasha ka howlgala deegaanada maamulka Galmudug oo haatan ay ka socdaan doorashooyinka maamulkaasi ayaa ka cabanaya in laga hor istaagay tibinta doorashooyinka oo haatan ka bilaawday magaalada Dhuusamareeb. Weriyaashan oo iskaga kala yimid magaalooyinka waaweyn ee Galmudug, sida Gaalkacyo, Cadaado, Hobyo, Caabudwaaq, Gurceel iyo magaalooyin kale ayaa kulan ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb, kaas oo eedeyn…
-
DHAGEYSO: Maamulka Puntland Oo Digniin Soo Saarey
Dowlad goboleedka Puntland ayaa markale waxaa ay ka digeen roobab dabeylo wata oo la filayo inay ka da’aan deegaano iyo Gobolo ka tirsan Mamulkaas,kadib saadaal la bixiyey. Agaasimaha Waaxda musiibooyinka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland ayaa sheegay in Puntland dhawaan ay ka da’een roobab lixaad leh oo dadku ay ku diirsadeen,hayeeshee lafilayo inay sidoo kale…