Post View....

Cabdi Qeybdiid Iyo Wafdi uu Hogaaminaayo Oo Si Heersare Ah Loogusoo Dhaweeyay Magaalada Hobyo.

0
120

Sanetar Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Hobyo ee Gobalka Mudug.

Wafdiga ayaa waxaa halkaasi si weyn ugu soo dhaweyay madax ka tirsan maamulka Galmudug iyo odayaal dhaqameed iyagu Ku sugnaa Magaaladaasi.

Ujeedka socdaalka wafdiga ayaa lagu sheegay inay tahay sidoo ay kaga qeyb gali lahaayeen wejigii labaad ee shirka nabadda Hobyo oo la filayo in uu halkaas uu ka furmo maalmaha soo socda.

Amaanka Magaalada Hobyo ee Gobalka Mudug ayaa maanta aad loo adkeeyay, sida uu soo sheegayo weriyaha KNN ee Gobalka Mudug Liibaan Cajiib Xaaji.

About Author