Post View....

Ina Maxamed Siyaad Barre Oo Goor-dhow Ku Geeriyooday Dalka Cumaan.

0
120

War hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya inuu geeriyooday wiilka madaxweynihii hore ee Soomaliya Maxamed Siyaad Barre oo lagu magacaabay Xasan Maxamed Siyaad Barre.

Xasan Maxamed Siyaad oo sidoo kale loo yaqaan Xasan Rubeeti ayaa mar ahaan jiray safiirka Soomaaliya ee dalka Cumaan.

Waxa uu goordhow ku geeriyooday magaalada Masqad ee dalka Cumaan oo uu sanadihii u dambeeyay ku noolaa, sida ay ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay u xaqiijiyeen Warbaahinta gudaha.

About Author