
Dadka Soomaaliyeed waxay u ooman yihiin nabad waarta iyo dib-u-heshiisiin dhab ah.
Farriinta wanaagu ka muuqdo ee ka socota dhammaan Xaajiyaashii Haram-ka ku kulmay waxay muujineysaa in aan loo kala harin is ku dhex jira, midnimadooda, iyo rabitaanka ummada Soomaaliyeed ee wada noolaasha iyo wadajir wax u qabsiga taas oo aas-aasi u ah nabad waarta iyo guul aan gaarno.
Aynu dhammaanteen garwaaqsano inaan u dhaqaaqdo ugu dambeyntii dib-u-heshiisiin dhab ah oo macno inoo leh, isla markaana bulshadeena u horseedda barwaaqo iyo midnimo.
Abdirahman Dualeh Beileh
https://connect.facebook.net/en_US/sdk.js#xfbml=1&version=v4.0
Madaxweyne Biixi Iyo Wasiiro Ka Tirsan Soomaaliya Oo Isku Arkay Dalka Sacuudiga.
Posted by Saab TV on Tuesday, August 13, 2019