Post View....

Kudhawaad 40 qof oo lagu dilay xaflad aroos

0
118

Ugu yaraan 40 qof ayaa la soo weriyey inay ku dhinteen tobaneeyo kalena ay dhaawacmeen ka dib markii weerar cirka ah lagu qaaday xaflad aroos oo ka dhacday koonfur-galbeed Libya, sida ay sheegeen warbaahinta.

Wararka ayaa sheegaya in ciidamada daacadda u ah xoogaga Khalifa Haftar ay weerarka ku soo qaadeen maalintii Axada magaalada Murzuq.

Al Jazeera waxay ogaatay in dhibbanayaashu ay ka qaybgalayeen xaflad aroos markii weerarku dhacay. Ku dhawaad ​​1,100 qof ayaa la soo wariyay in la diley tan iyo markii Haftar, oo xaruntiisu tahay bariga Liibiya, uu bilaabay weerar ka dhan ah caasimadda Tripoli 4-tii Abriil.

About Author