Shir Deg Deg Ah Oo Ku Aadan Guusha Axmed Madoobe Oo Haatan Kasocda Villa Soomaaliya

19

War haatan kusoo dhacay warqabadka shabakada Dalka Times ayaa shegaayo in shir deg deg ah haatan villa Somaliya oga socdo madaxweynaha dowlada Soomaaliya iyo Ra’isulwasaare Xasan Cali Kheyre iyo koox wasiiro ah.

Shirkaas deg deg ah ayaa kadhashay natiijada kasoo baxday doorashadii maanta kadhacday magaalada Kismaayo laguna doortay Axmed Madoobe halka mucaaradka Axmed Madoobe ayagana doortayn madaxweyne Xidig.

Shirkaan deg deg ah waxa oo kale kusugan wasiirka arimaha gudaha oo wasaaradiisa khuseyso waxaana lashegayaa in dowlada saacadaha soo socda kasoo saari doonto war.

isku soo wada duub dowlada  dowlada soomaaliya ayaa todobaadyo kahor sheegtay in marnaba aqbali doonin natiijada kasoo baxdo doorashada kadhacayso Jubbaland.

Share Your Comments.