Post View....

Wafti Ka Socda Wasaarada Gaashaandhiga Qadar Oo Gaadhay Dhuuso-mareeb

0
112

Wafti Ka Socda Wasaarada Gaashaandhiga Qadar Oo Gaadhay Dhuuso-mareeb iyo Raysalwasaare Khayre oo halkaasi Ku soo dhaweyey, wafdigaas oo ka koobnaay Saraakiilsha wasaarada gaashaandhiga dalka Qadar oo DF ka taageeraayo isku dhafka ciidamadda iyo dhismaha xarumaha Ciidamada xooga dalka Soomaaliya.

Halkan ka Daawo

https://connect.facebook.net/en_US/sdk.js#xfbml=1&version=v3.3

R/Wasaaraha XFS ayaa Dhuusamareeb ku Qaabilay Wafdi ka socda Wasaaradda Difaaca Qatar oo DFS ka taageeraya Isku dhafka Ciidammada & Dhismaha Xurumaha Ciidammada.Nasra Bashir Ali

Posted by Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed on Saturday, July 13, 2019

About Author