Post View....

Somalia Vs Guinea

0
141

Cudur Daar.

Waxaa Jira 5 Guinea. 1- Papua New Guinea.2- equatorial Guinea.3- French Guiana.4.Guyana .5 Guinea.

Ma ahan tan aan xuriyada Ku taageernay, Guinea waxa xuriyada ey qaadatay Ka hor intii aanan Ka qeyb qaadan xureynta wadama badan oo oo galbeedka iyo bartamaha Africa ah.
Guinea waa Wadan 85/100 Muslim sunnia/ Suufiya ah.
Isku khalidida dhowr Gini Ka Raali ahaada, laakin Aragtideeyda xiriirka la isku jaray waa sidiisii.

Qore: Yahya Amir

About Author