Post View....

Raali ahaaw Reer kaaga dhaqo.

0
131

Xaliimo: Ninkeeygoow maxaad xabbadahaan iyo Colaadahaan Somaliya noogu dhax heeysaa?.

Xildhibaanad Xaawo, innaga ayey Jaariyad noo aheyd iyada oo passport Swedan ah wadato ayeey timid, tolkii Xildhibaanad ayeey Ka dhigeen, Dowladiina wasiir Ku xigeen, intii Ganacsato eheeydna Turkigeey degeen, Xabaddii Moos ahna halkaan waa 3000 Sh.So..

Farax: Macaanto, Raali ahaaw, waa runtaa, UK ayaan kuu dirayaa, Sannad kadib Adiga oo British Lady ah ayaad imaanee, Waxaadna noqonee Wasiirka xxx ahna Ra’iisul wasaare Ku xigeen. Anna waxaan noqonayaa ganacsade Weliba Jamhuuriyadda Jannaale Republic ayaan degayaa.( F.S: 1aad)

Kkkkkkkkk.. khayr ALLA ha kuu sheego, Anigu, hadaanba Xawa Ka Ingiriis badanahay,Tag yuu beri muj, My Haaws baand. Berri guut, daankis, daankis.

Ar ununkaa yaabnay, duurjoogtiina ma buufisaad Ku rideen, isku xishooda.

Qore: Yahya Amir

About Author