Post View....

Madaxweynaha Puntland oo sheegay inuusan ogalaan doonin in la dhisto Dhul Daaqsimeed.

0
109

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kadib shirkii Golaha Wasiirada Puntland waxaa uu Wasiirada faray inay dhaqan geliyaan amar uu ka soo saaray Dhismeyaasha iyo Deegaamaynta Dhul-daaqsimeedka Dooxooyinka Waw iyo Bixin.

Waxaa uu sheegay in marnaba Puntland ogolaan doonin in la deegaamo oo la dhisto dhul daaqsimeed kheyraad fara badan oo ku yaalla deegaanada Puntland,isla markaana ciddii lagu arko tallaabo laag qaadi doono.

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeed ka soo baxay shirkii Golaha Wasiirada Puntland.

About Author