Post View....

Falanqeynta Hadalka daaha gadaashiisa

0
122

Xog lagu kalsoonana karo ayaa sheegeysa in Madaxweyne Farmaajo uu ogolaaday in doodii badda wada hadal lagu dhameeyo, Dowlahadaha Mareykanka iyo Ingiriiska ayey xogto tilmaantay in wada hadalkaas garwadeen ay ka noqonayaan.

13 ka bishan aynu ku jirno Mudane Farmaajo Wuxuu Adis Ababa kula kulmi doonaa Madaxwaynaha kenya Uhuru Kenyatta, iyagoo isla soo saxiixi doona heshiis ah in Marka hore dhageeysiga dacwadda dib loo dhigo ugu yaraan 12 bilood, kadibna 12 kaas bilood gudahooda si buuxda labada wadan ay maxkamadda uga codsadaan in arrintooda ay ku dhameystaan wada hadal sidaasina Maxkamadda looga soo celiyo gebi ahaanba dacwadaas.

Danjire Maxamed Caalim

Hilsinki Finland

About Author