Magaalada Muqdisho waxaa goor dhow ku geeriyooday Maxamed Qanyare Afrax oo ka mid ahaa Siyaasiyiinta Soomaaliyeed, kuwooda sidda weyn looga yaqaano Soomaaliya. Qanyare ayaa horay usoo noqday Xildhibaan, Wasiir, waxaana uu mar ka mid ahaa xubnihii dagaalka kula jiray Maxaakiimta.