Day: June 30, 2019

  • Ma Annigaa dhinaca Xun wax Ka fiiriyo? Mise Adigaa Qoraalkeeyga dhica xun Ka fiiriyo?

    Ma Annigaa dhinaca Xun wax Ka fiiriyo? Mise Adigaa Qoraalkeeyga dhica xun Ka fiiriyo?

    Aqristayaasha qaar ayaa waxa ey leeyihiin: Qoraalkaaga dhinaca Xun ayaad wax Ka fiirisaa!. ( Ma Annigaa dhinaca Xun wax Ka fiiriyo? Mise Adigaa Qoraalkeeyga dhica xun Ka fiiriyo?) Dadka wax aqrisanayo, isku Da’ ma ahan, isku Aqoon ma ahan, isku Aragti ma ahan, ha Ku talin Aragtidaada oo kaliya in la qoro. Haddii aan Naar…

  • Trump iyo Kim oo ku Kulmay Xadka Labada Kuuriya

    Trump iyo Kim oo ku Kulmay Xadka Labada Kuuriya

    Donald Trump ayaa noqday madaxweynihi ugu horreeyay oo Mareykan ah oo cagta dhiga waddanka Kuuriyada Waqooyi, kaddib marki isaga oo jooga goobta milatariga ka caagan ee u dhaxeysa labada Kuuriya, uu u tallaabay dhinaca xadka Kuuriyada Waqooyi. Trump waxaa markii uu u tallaabayay xadka Kuuriyada Waqooyi barbar-socday hogaamiyaha waddankaasi Kim Jong Un. Trump markii uu…

  • Maamulka Puntland oo Canshuurta ku kordhisay badeecadaha laga keeno Somaliland.

    Maamulka Puntland oo Canshuurta ku kordhisay badeecadaha laga keeno Somaliland.

    Wasaaradda Maaliyadda dowlad Goboleedka Puntland ayaa Canshuur laba jibaaran waxaa ay kusoo rogtay badeecadaha maamulkaas uga yimaada dhinaca deegaanada Maamulka Soomaaliland. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda  Puntland Xassan Shire Cabdi ayaa la ogeeysiiyay mas’uuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda u qaabilsan Gobolada Sool iyo Sanaag iyo Karkaar Puntland,laguna amray in beecadaha daruuriga ah ee ka imaanaya…

  • Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee QM iyo Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo Kulan wada yeeshay.

    Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee QM iyo Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo Kulan wada yeeshay.

    Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee QM u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Amb. Jemes Swan. Guddoomiye Mursal iyo wakiilka ayaa ka wada hadlay xaalada guud ee dalka, doorashooyinka qaranka iyo dardar gelinta shuruucda muhiimka u ah doorashooyinka. Sidoo kale…

  • Madax Kala Duwan Oo Maanta Booqday Deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

    Madax Kala Duwan Oo Maanta Booqday Deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

    Madax ka socota Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa manta gaaray deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha hoose si ay ugu kuur galaan xaalada deegaanka iyo baahiyaha ka jira oo ay ka mid tahay dhismaha buundada marta bartamaha Bariire. Wafdiga ayaa waxaa hogaaminayay Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe) waxaana qeyb ka ahaa wasiir ku- xigeenka Arrimaha…

  • Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne Xaaf oo arrimo badan ka wada hadlay.

    Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne Xaaf oo arrimo badan ka wada hadlay.

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf. Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne Xaaf ayaa waxaa ay yeesheen kulan gaar oo looga hadlay arrimo kala duwan iyo arrimo la xiriira dowlad Goboleedka Galmudug. Sidoo kale waxyaabaha kulankaas u dhexeeyay labada dhinac looga…

  • Soomaaliland oo xayiraadii ka qaaday laba TV oo horay u mamnuuceen

    Soomaaliland oo xayiraadii ka qaaday laba TV oo horay u mamnuuceen

    Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliland ayaa Maanta xayiraadii ka qaaday laba Telefeshin oo dhawaan ay deegaanadaas Maamulkaas laga mamnuucay,kadib markii lagu eedeeyay inay ku dhaqaaqeen falal ka hor imaanaya Qaranimada Soomaaliland sida ay hadalka u dhigeen. Telefshinada ayaa kala ahaa Horyaal iyo Eryal Tv,Waxaana Shir Jaraa’id uu Hargeysa ku qabtay Wasiirka Warfaafinta Soomaaliland Guri Barwaaqo uu ku…

  • Faahfaahin Qarax ka dhacay Suuqa Bakaaraha

    Faahfaahin Qarax ka dhacay Suuqa Bakaaraha

    Qarax ayaa goor dhow ka dhacay Suuqa Bakaaraha gaar ahaan Iridda hore ee Shirkadda Dahabshiil , waxaana ka dhashay Khasaare sidda ay Risaala u xaqiijiyeen goobjoogayaal. Qaraxa ayaa la sheegay in lagu xiray gaari Qooqan oo ay saarnaayeen Saddex ruux. Inta la xaqiijiyay Saddex ruux oo mid haweenay tahay ayaa ku dhaawacmay Qaraxa, waxaana goobta…

  • Madaxweyne Farmaajo oo Salaadda Janaasada ku tukaday Marxuum Qanyare

    Madaxweyne Farmaajo oo Salaadda Janaasada ku tukaday Marxuum Qanyare

    Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Salaadda Janaasada ku tukaday Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Qanyare Afrax. Madaxweynaha iyo masuuliyiinta Marxuumka ku tukaday Salaadda Janaasada ayaa Alle uga baryey in uu u naxariisto, hoygiisana ka yeelo jannada. Sidoo kale, waxa ay samir iyo iimaan u rajeeyeen qoyskiisa iyo dhammaan shacabka…

  • Puntland oo Canshuurta ku kordhisay badeecadaha laga keeno Somaliland

    Puntland oo Canshuurta ku kordhisay badeecadaha laga keeno Somaliland

    Wasaaradda Maaliyadda dowlad Goboleedka Puntland ayaa Canshuur laba jibaaran waxaa ay kusoo rogtay badeecadaha maamulkaas uga yimaada dhinaca deegaanada Maamulka Soomaaliland. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda  Puntland Xassan Shire Cabdi ayaa la ogeeysiiyay mas’uuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda u qaabilsan Gobolada Sool iyo Sanaag iyo Karkaar Puntland,laguna amray in beecadaha daruuriga ah ee ka imaanaya…

  • Announcement of a New Policy Brief “The Idle Youth Labor Force in Somalia: A blow to the Country’s GDP”

    Announcement of a New Policy Brief “The Idle Youth Labor Force in Somalia: A blow to the Country’s GDP”

    Dear Colleagues, Mogadishu:Somalia-SIDRA Institute, in partnership with ADRA Somalia, released a new Policy Brief titled “The Idle Youth Labor Force in Somalia: A blow to the Country’s GDP”. The Somali youth have been a shining star throughout Somalia’s history. They played a key rolein Somalia’s road to freedom struggle and independence during the 1950s and…

  • Madaxweyne Farmaajo oo Xarigga ka Jaray Waddada Abwaan Timacadde ee Muqdisho+Sawirro

    Madaxweyne Farmaajo oo Xarigga ka Jaray Waddada Abwaan Timacadde ee Muqdisho+Sawirro

    Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xarigga ka jaray waddo cusub oo laami ah oo isku xirta degmooyinka Shingaani iyo Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir, taas oo loogu magac daray Abwaan Cabdullaahi Suldaan Timacadde. Madaxweyanaha oo dul istaagay doorkii taariikhiga ahaa ee uu Abwaan Timacadde ku lahaa halgankii xornimo doonka iyo waqtigii…

  • SAWIRO:-Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay Salaada Janaasada ee Marxuum Qanyare

    SAWIRO:-Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay Salaada Janaasada ee Marxuum Qanyare

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Salaadda Janaasada ku tukaday Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Qanyare Afrax oo shalay ku geeriyooday Magalada Muqdisho. Madaxweynaha iyo masuuliyiinta Marxuumka ku tukaday Salaadda Janaasada ayaa Alle uga baryey in uu u naxariisto, hoygiisana ka yeelo jannada. Sidoo kale, waxa ay samir iyo iimaan u…

  • Arin xaasaasi ah oo somaliland ka carootey!

    Arin xaasaasi ah oo somaliland ka carootey!

    Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Itoobiya Mudane Ahmed Shide ayaa muqdisho u yimid arimaha dhoofinta xoolaha bisha xajka ee somaliland u dhoofiso dalka Sacuudiga oo muran lagaliyey. Dawlada Itoobiya ayaa awood siyaasadeed ku leh maamulada Muqdisho iyo Hargeysa. Madaxweyne Muuse Biixi oo ka hadlay shuruudaha Sucuudiga ay kusoo rogtay dhoofinta xoolaha. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa…